Suxufiyaddii ay dileen Ciidamada Israa’iil oo Aas Qaran loo sameeyay written by Warsan Radio 11/05/2022 Waxaa Maanta Aas Qaran loogu sameeyay Daanta Galbeed ee Dhulka Reer Falastiin Suxufiyadda Shireen Abu Caqli oo ay Ciidamada Israa’iil dileen.Shireen Abu Caqli ayaa muddo ku dhow 20 sano u Shaqeyneysay Tv-ga laga leeyahay dalka Qatar ee Aljazeera, waxaana saaka la toogtay, iyada oo Shaqadeeda wadata.Wasiirka arrimaha dibadda Israa’iil Yair Lapid ayaa ku tilmaamay toogashada Shariin Abuu Caqiil “arrin naxdin leh” isla markaana ay bilaabanayaan baaritaan wadajir ah oo ay dhacdadan kala kaashanayaan mas’uuliyiinta Falastiin.Shariin Abuu Caqiil oo muddo dheer wararka kasoo tabinaysay Daanta Galbeed ayaa saakay si toos ah u tabinaysay iska hor imaad ay ciidamada Israa’iil ku lug lahaayeen oo ka dhacay halkaasi, waxaana la sheegay in ay rasaas kaga dhacday madaxa. Suxufiyaddii ay dileen Ciidamada Israa’iil oo Aas Qaran loo sameeyay was last modified: May 11th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Khasaaraha ka dhashay qaraxa ka dhacay Muqdisho next post Taliyaha ciidanka booliska oo tababar u soo xiray ciidamo cusub You may also like DHAGEYSO:- WARKA HABEEN EE WARSAN RADIO IYO WARBAAHINTA KGS, 29/12/2016 Madaxweyne Farmaajo oo Sida diiran loogu soo dhoweeyey Dhuusamareeb (Daawo Sawirro) 18/07/2020 Xukuumad Cusub oo looga dhawaaqay dalka Niger 10/08/2023 Maraykanka oo albaabada ka xirtay muwaadiniinta 26 dal oo Yurub ah 12/03/2020 Akhriso:- Ra’iisul Wasaare Kheyre oo gaaray magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya 26/05/2018 Dhageyso+Sawiro:-Xaafada Daarusalaam(B) oo 13 dhibcood aga dkaatey Salaamey (A) 23/04/2021 UN Security Council Press Statement on Somalia 27/01/2018 Dhageyso: Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan 08/01/2022 Maxay ka wada hadleen Madaxweynayaasha Galmudug & Puntland? 14/09/2020 Akhriso+Sawirro:- War murtiyeedkii ay ku heshiiyeen Madaxda dowladda iyo maamul goboleedyada 05/11/2017 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.