Suxufiyaddii ay dileen Ciidamada Israa’iil oo Aas Qaran loo sameeyay written by Warsan Radio 11/05/2022 Waxaa Maanta Aas Qaran loogu sameeyay Daanta Galbeed ee Dhulka Reer Falastiin Suxufiyadda Shireen Abu Caqli oo ay Ciidamada Israa’iil dileen.Shireen Abu Caqli ayaa muddo ku dhow 20 sano u Shaqeyneysay Tv-ga laga leeyahay dalka Qatar ee Aljazeera, waxaana saaka la toogtay, iyada oo Shaqadeeda wadata.Wasiirka arrimaha dibadda Israa’iil Yair Lapid ayaa ku tilmaamay toogashada Shariin Abuu Caqiil “arrin naxdin leh” isla markaana ay bilaabanayaan baaritaan wadajir ah oo ay dhacdadan kala kaashanayaan mas’uuliyiinta Falastiin.Shariin Abuu Caqiil oo muddo dheer wararka kasoo tabinaysay Daanta Galbeed ayaa saakay si toos ah u tabinaysay iska hor imaad ay ciidamada Israa’iil ku lug lahaayeen oo ka dhacay halkaasi, waxaana la sheegay in ay rasaas kaga dhacday madaxa. Suxufiyaddii ay dileen Ciidamada Israa’iil oo Aas Qaran loo sameeyay was last modified: May 11th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Khasaaraha ka dhashay qaraxa ka dhacay Muqdisho next post Taliyaha ciidanka booliska oo tababar u soo xiray ciidamo cusub You may also like Madaxweyne Farmaajo oo Ubax dhigay taalada Dhagaxtuur (Sawiro) 01/07/2020 MADAXWEYNE FARMAAJO OO SHACABKA SOOMAALIYEED UGU HAMBALYEEYAY MUNAASABADDA MAALINTA CALANKA 13/10/2021 DHAGEYSO:- WARKA HABEEN EE WARSAN RADIO IYO WARBAAHINTA KGS, 09/01/2017 Nin la sheegay inuu Saaxir ah ahaa oo xukun toogasho ah lagu fuliyey 31/05/2020 Guddiga kasoo tala bixinta doorashooyinka dalka oo shaaciyay Natiijooyin hordhac ah 17/08/2020 Xog-haya guud ee gaashaan buurta NATO, Jens Stoltenberg, ayaa u digay madaxweynaha la doortay ee Maraykanka, 13/11/2016 Dhageyso;- Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan 24/03/2022 Dhageyso:-Qeybta 4 aad ee Barnaaamijka Barashada Nafaqada 11/01/2021 Wararkii ugu dambeeyay ciyaartoyda Koonfur galbeed oo lagu weeraray Muqdisho 29/12/2020 Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan 26/01/2022 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.