Taliyaha ciidanka booliska oo tababar u soo xiray ciidamo cusub written by Warsan Radio 11/05/2022 Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed S/Gaas Cabdi Xasan Maxamed Xijaar oo safar shaqo ku jooga dalka Jabuuti, ayaa maanta halkaas tababar ugu soo xiray cutubyo ka tirsan Ciidanka Daraawiishta Booliska Soomaaliyeed.Ciidanka tababarka loo xiray ayaa noqonaya dufcaddii 16-aad oo tababar heerkeedu sarreeyo ku qaadata dalkaas.Taliyaha oo khudbad u jeediyey dufcaddan cusub ee Ciidanka Daraawiishta Booliska Soomaaliyeed, ayaa kula dardaarmay gudashada wajibka qaran ee loo tababaray.Waxa tababarka dufcaddani qayb ka yahay, dadaallada dib loogu dhisayo Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, si ay u hantaan sugidda amniga dalka iyo ilaalinta nafta iyo maalka shacabka Soomaaliyeed. Taliyaha ciidanka booliska oo tababar u soo xiray ciidamo cusub was last modified: May 11th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Suxufiyaddii ay dileen Ciidamada Israa’iil oo Aas Qaran loo sameeyay next post Hadal-Jeedinta Musharaxiinta Madaxweynaha Ee Maalinta 1-Aad Oo Soo Idlaatay You may also like Dhageyso:-Warka Duhur ee Radio Warsan 16/05/2022 Qoyska Boqortooyada oo ka warramay nolosha amiir Philip 11/04/2021 Puntland oo War cusub kasoo saartay Doontii la afduubtay 28/11/2023 Dhageyso:-Barnaamijka Beeraha 18/12/2020 Madaxweynaha Jubbaland oo war kasoo saaray tilaabadii Xukuumadda Rooble 23/01/2022 Akhriso:-Farmaajo Siyaasiyiinta xanaaqsan waali ayay ku dhow yihiin, xanaaqii baa ka batay 27/11/2018 Dhageyso: Warka Galabnimo ee Idaacada Warsan 31/03/2023 Dhageyso:- Warka Subaxnnimo ee Idaacada Warsan 22/08/2022 Aqalka Cad oo sheegay in madaxweyne Biden aysan qorshaha ugu jirin kulan uu la qaato Maxamed bin Salmaan 12/11/2022 Dowlada oo adkeysay doorashada hoggaanka guddiga doorashada Somaliland 05/08/2021 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.