Guddoonka baarlamaanka oo kulan ku saabsan Amniga doorashada la qaatay howlgalka ATMIS written by Warsan Radio 14/05/2022 Guddoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) iyo Guddoomiyaha Aqalka Sare mudane Cabdi Xaashi Cabdullahi ayaa waxay maanta kulan ku saabsan amniga doorashada la yeesheen gudigga qabanqaabada doorashada madaxweynaha JFS iyo sarkiisha sare ee howlgalka ATMIS.Shirka waxaa ka soo qeyb galay ku-xigeenka Ergayga Gaarka ah ee Midowga Africa marwo Fiona Lortan, Taliyaha Guud ee (sector1) Maj. Gen William Shume, Taliyaha Guud ee Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Jen. Cabdi Xasan Maxamed Xijaar iyo saraakiil sare oo ka tirsan howlgalka ATMIS iyo Booliska Soomaaliyeed.Guddoomiyaha ayaa saraakiisha faray in ay ka wada shaqeeyaan sidii ay isaga kaashan lahaayeen in doorashada ay ku dhacdo si nabad ah. Guddoonka baarlamaanka oo kulan ku saabsan Amniga doorashada la qaatay howlgalka ATMIS was last modified: May 14th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Dhageyso:-Warka Duhur ee Radio Warsan next post Ciidanka dowladda oo dagaal kula wareegay degaanka Sangooye You may also like Shirka Wada-tashiga Qorshe howleedka 2021-2022 oo ka furmay Baydhabo 22/11/2021 Trump oo amray in dib loo dhiso taallooyinkii lagu bur-buriyay rabshadihii ka dhacay Mareykanka 05/07/2020 Madaxweyne Farmaajo muxuu ka yiri xukuumadda uu soo dhisay RW Rooble? 20/10/2020 Dhageyso;- Warka Duhur ee Idaacda Warsan 25/04/2022 DHAGEEYSO:-WARKA HABEEN EE IDAACADA WARSAN 08/04/2017 Dhageyso:-Barnaamij looga hadlaayo Waxbarashada 06/09/2020 Dhageyso:-Magacyada Ganacsato Ahlusuna Ay Ku Xir Xirtay Dhuusa Mareeb 11/10/2017 Macron ” Xagjirnimada xitaa waxey khatar ku tahay dadka Muslimka ah 01/11/2020 DHAGEYSO: Warka Duhur Idaacada Warsan 12/04/2020 Soomaaliya iyo Somaliland oo heshiis hordhac ah kala saxiixday (Akhriso Qodobada +Sawirro) 18/06/2020 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.