Daahir Maxamuud Geelle oo shaaciyay in uu ka haray tartanka Madaxweynaha written by Warsan Radio 14/05/2022 Musharax Madaxweyne Daahir Maxamuud Geelle ayaa si rasmi ah u shaaciyay in uu iska haray tartanka xilka Madaxweynaha Soomaaliya.War rasmi ah oo uu soo saaray Daahir ayuu sheegay in uu sii wadi doono sixitaanka nidaamka dowliga ah.SHAACIN KA HARITAANKA TARTANKA DOORASHADA MADAXWEYNAHA 10-AAD EE JFS.Waxaan marka hore u mahadnaqayaa Alle, marka xigana kooxda iyo taageerayaasha olohayga murashaxnimo.Waxaan si rasmi ah u shaacinayaa in aan ka haray tartanka doorashada madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee xelli doorasheedkan, aniga oo sii wadi doona dadaallada aan ugu jiro toosinta iyo horumarinta siyaasadda Soomaaliya.Waxaan si gaar ah ugu mahadnaqayaa mudanayaasha baarlamaanka ee sida dhaw ii garab istaagay muddadii aan ololaha ku jirnay.Waxaan xildhibaannada baarlamaanka 11-aad ee JFS ku boorrinayaa uguna ducaynayaa in ay dalka u dooraan hoggaan wanaagsan oo astaan u noqon kara isbaddalka loo baahan yahay. Daahir Maxamuud Geelle oo shaaciyay in uu ka haray tartanka Madaxweynaha was last modified: May 14th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Beesha Caalamka oo baaq u dirtay Xildhibaanada golaha Shacabka next post Dhageyso:-Warka Fiidnimo ee Radio Warsan You may also like DHAGEYSO:- WARKA HABEEN EE WARSAN RADIO IYO WARBAAHINTA KGS 09/02/2017 Dhageyso:-Warka Caawa ee Idaacada Warsan 12/11/2021 Dhageyso Warka Habeen ee Radio Warsan 27-11-2016 27/11/2016 Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo gaaray Sacuudiga 04/06/2023 Sawiro: Shariif Xasan Iyo Wasiiradiisa Oo Ka Shiray Arrimaha Amniga Iyo Abaaraha, 19/01/2017 Dhageyso:-Warka Duhur ee Idaacada Warsan 31/07/2021 Puntland oo soo saartay Amarro ku socda Gaadiidka noocyadiisa kala duwan 16/02/2022 Dowlada Jarmalka Oo Magdhaw Siinayasa Ehelada Ciyaartooy 50 Sano Ka Hor La Dilay 03/09/2022 Saddex arrin oo uu William RUTO si gaar ah ugu ballan qaaday SOOMAALIDA 17/08/2022 Wararkii ugu danbeeyay Dhaqaatiir Dil iyo dhaawac loogu geystay Gaalkacyo 09/09/2023 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.