SAWIRO: Taliyaha cusub ee loo magacaabay qeybta 60-aad oo xilka la wareegay written by Warsan Radio 21/05/2022 Gaashanle Sare Ibraahim Cusmaan Maxamed (Tifow) oo dhawaan loo magacaabay Taliyaha Cusub ee Qeybta 60aad ayaa Maanta si rasmi ah Xilka Taliyaha ugula wareegey Taliyihii hore Qeybta 60aad ee Ciidanka Xoogga Dalka Sarreeyo guuto Maxamed Sheekh Cabdullahi Ciirow.Taliye Ciiro oo ahaa sanadyadii lasoo dhaafay taliyaha qeybta ayaa dhawaan kamid noqday Xildhibaanada 11aad ee BJFS ee laga doortay magaalada Baydhabo.Waxaana Munaasabadda Xil wareejinta ka soo qeyb galey Saraakiisha Ciidanka Qeybta 60aad ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed.Gaashanle Sare Ibraahim Cusmaan Maxamed (Tifow) taliyaha cusub ee qeybta ayaa sheegay in ciidanka xoogga dalk ay bilaabi doonaan howlgallo lagu xaqiijinayo ammaanka degaanada maamulka Koonfur Galbeed.Waxaa uu sidoo kale xusay in ay dejin doonaan qorshe ku aadan sidii loo furi lahaa wadooyinka ay go’doomiyeen ururka Al-Shabaab. SAWIRO: Taliyaha cusub ee loo magacaabay qeybta 60-aad oo xilka la wareegay was last modified: May 21st, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Dhageyso:-Warka Duhur ee Idaacada Warsan next post Wararkii ugu dambeeyay weerar askar lagu laayay oo ka dhacay Shabeellaha Dhexe You may also like Ciidamo Lagu Daadiyey Adis Ababa iyo Xaaladda Guud ee dalka Ethopia 02/07/2020 Dab Ka Kacay Guri Ku yaala Muqdisho oo Qasaaro Dhaley. 17/06/2018 Wareegii labaad Tartan aqonnedka oo Caawa bilaabmay 28/03/2023 Dhageyso:-Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan 01/08/2020 Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan 02/01/2019 Dhageyso:-Wasiirkii hore ee Wasaaradda Shaqada iyo Shaqaalaha K.G. oo ka cowday xil ka qaadistii lagu sameeyay. 04/08/2017 Wasiirka Caafimaadka Oo Ka War Bixisay Xaaladda COVID-19 Ee Dalka 06/05/2020 Madaxweyne Farmaajo oo goor dhow u ambabaxay dalka Kenya 27/11/2017 Wasiirka Beyle oo hortegay Xildhibaannada labada Aqal & Su’aalo adag oo la weeydiiyay 28/06/2022 Dhageyso: Maxaa keena Af-qurunka? 13/01/2020 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.