Ciidanka DANAB oo howlgal qorsheysan fuliyay written by Warsan Radio 25/05/2022 Ciidamada Kumaandooska xoogga dalka Soomaaliyeed ee DANAB gaar ahaan Ururka 4aad Guutada 16aad ayaa saacadihii la soo dhaafay howlgal qordheysnaa kana dhan ahaa Ururka Al-Shabaab ka fuliyay degmada Buurhakaba ee iyo degaano hoostaga ee Gobolka Baay.Ciidamada ayaa sigaar ah howlgallo layu baarayay Guryaha iyo Gaadiidka noocyadiisa kala duwan ka fuliyay degmada degmada Buurhakaba iyo degaanka Ceelbashiir oo 10km u jira degmadaas, halkaas oo la sheegay in mararka qaar ay dadka ku dhibaateyn jireen Al-Shabaab.Saraakiil katirsan Guutada 16aad ee Kumaandooska DANAB ayaa sheegay in sidoo kale ay Ciidamadu howlgallo gaar ah ka fuliyeen dhulka howda ah ee degmada Buurhakaba, halkaas oo mararka qaar lagu arko Xubno katirsan Al-Shabaab ma sheegin waxyaabo lagu soo qabtay howlgalladaas.Degmada Buurhakaba ee Gobolka Baay oo sidoo kale ay ku sugan yihiin Ciidamo Itoobiyaan ah ayaa waxaa mararka qaar xilliyada habeenkii weerar kusoo qaada dagaalamayaal ka tirsan Ururka Al-Shabaab, halka Ciidamada dowladda iyo kuwa Koonfur Galbeed ay degmadaasi ka fuliyaan howlgallo gaar ah. Ciidanka DANAB oo howlgal qorsheysan fuliyay was last modified: May 25th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Khasaaro ka dhashay dagaal dhexmaray Soomaalida & Canfarta next post Shirka Midowga Afrika oo furmaya & Soomaaliya oo ka qeyb galeysa You may also like Dhageyso:-Warka Duhur ee Idaacada Warsan 19/07/2021 Xaaladihii Ugu Dambeeyey Dibadbaxyada Ruxay Magaalada Minneapolis Ee Mareykanka. 30/05/2020 Qeyb ka mid ah Liiska Tartamayaasha Aqalka Sare Koofurgalbeed oo la shaaciyay 31/07/2021 Dhageyso:-Qaybtii 2aad sheekadii nabadda reer barnabad degow 19/04/2021 Guddoomiye Kuxigeenki Degmada Yaaqshiid Oo Qarax Lagu Dilay 30/08/2022 Dhageeyso:-Warka fiidnimo ee Idaacada warsan 15/10/2018 Dhageyso;- Warka Duhur ee Idaacada Warsan 22/03/2022 Masar iyo Soomaaliya oo ka wada hadlay arrimaha deegaanka iyo isbeddelka cimilada 09/05/2023 VIDEO waxaa maanta wazaarada dib u dajinta iyo jaaliyadaha KGS waxaa ay u koor gashey xaalada dadkaa ku dhiban xerooyinka 18/04/2017 Daawo Madaxweyne laftagareen oo kahadlay weeradii udanbeeyay iyo Amniga guud ee Koonfur Galbeed 23/08/2020 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.