Maxaa kajira in Guddiga FEIT ay doonayeen inay fasaxaan Kursiga Hop#086? written by Warsan Radio 30/05/2022 Xilli saacadihii la soo dhaafay ay soo baxayeen warar sheegaya in Guddiga doorashooyinka Heer Federaal ay qorsheeynayeen inay fasaxaan Kursiga Hop#086 oo uu kusoo baxay Fahad Yaasiin ayaa waxaa Arrintaasi ka hadlay Guddoomiyihii Guddiga Muuse Geelle Yuusuf.Guddoomiye Muuse Geelle ayaa marka hore soo dhoweeyay go’aankii Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya uu xalay ku kala diray guddigii dooashada dad banaa ee qabtay doorashada Xildhibaannada labada Aqal.Isaga oo Muuse Geelle la hadlayay Idaacadda BBC-da waxaa uu beeniyay inay u qorsheysneyd ka hor inta aan la kala dirin fasixida kursiga Hop#086 oo uu kusoo baxay Fahad Yaasiin kaas oo ay Guddiga horay u hakiyeen doorashadiisii.Ugu dambeyn wuxuu sheegay uusan jirin wax shaqo ah oo u harsanaa Guddiga isla markaana Shaqadoodabay ku ekeyd , markii ay dhammaatay doorashadii Xildhibaannada golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya, hayeeshee kursigaas reerka iska leh ay ka tashanayaan. Maxaa kajira in Guddiga FEIT ay doonayeen inay fasaxaan Kursiga Hop#086? was last modified: May 30th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Xiisad dagaal oo ka taagan Magaalada Buuhoodle next post Dhageyso:-Warka Duhur ee Radio Warsan. You may also like Dhageyso:-Warka Galab ee Idaacada Warsan 13/12/2020 Dowladda oo shaacisay inay la wareegtay degmada Xardheere 16/01/2023 Dhageyso;- Warka Galab ee Idaacada Warsan 12/05/2022 Koonfur Galbeed oo soo bandhigtay hub ay howlgal ku qabteen -Sawiro- 22/05/2020 Madaxweynaha Hirshabeelle Oo La Kulmay Ku-Xigeenka Safiirka Talyaaniga Ee Soomaaliya “SAWIRRO” 08/08/2020 Akhriso:-Qarax loo adeegsaday Gaari oo galabta ka dhacay Kismaayo 01/08/2017 Dhageyso:-Warka Duhur ee Idaacada Warsan 02/12/2020 DAAWO MD KGS SHARIIF XASAN DIB UGU SOOLAABTAY BAYDHABO KUNA SOO DHAWEYEY MADAXA KA SOCOTAY UK 23/01/2018 Wasaaradda Maaliyadda oo canshuur kordhin samaysay 04/05/2023 Maamulka Koonfur Galbeed oo dhameystiray doorashada Aqalka Sare 15/08/2021 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.