Laamaha Amniga degaanka Nambar-konton oo ka hortegay weerar kaga yimid Al-Shabaab written by Warsan Radio 30/05/2022 Ciidamada Ammaanka Deegaanka Nambar-konton ee Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa waxaa la sheegay inay ka hortageen weerar kaga yimid dhinaca Xubno katirsan ururka Al-Shabaab oo doonayay inay weeraraan Saldhigyada Ciidamada ee degaankaas.Maamulka degaanka Nambar-konton ayaa sheegay inay heleen xo ku saabsan weerarka kaga soo wajahnaa Ururka Al-Shabaab, isla markaana dagaal kooban oo ay la galeen ay khasaaro xoogan ku gaarsiiyeenSaraakiisha laamaha Amniga degaanka Nambar-konton ayaa sheegay in, iyaga oo ka jawaabaya weerarka Al-Shabaab ay howlgallo baaritaanoa ah ka sameeyeen duleedka degaanka, si ay uga hortagaan weeraro kale oo kaga yimaada dhinaca Al-Shabaab.Maamulka Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa dhawaan Maamul Cusub u sameeyay degaanka Nambar-konton, waxaana degaankaas dhowr jeer weeraray Al-Shabaab, balse bilihii la soo dhaafay xaaladda degaanka ay aheyd mid wanaagsan. Laamaha Amniga degaanka Nambar-konton oo ka hortegay weerar kaga yimid Al-Shabaab was last modified: May 30th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Dhageyso:-Warka Duhur ee Radio Warsan. next post Qarax ka dhacay degmada Afgooye & khasaaro ka dhashay You may also like Rooble”Aamina waxaa dilay kuwii horay u dilay Ikraan Tahliil” 31/03/2022 Video Madaxweyne Farmaajo oo maanta furay Shirka Golaha Amniga Qaranka 06/02/2018 Dhageyso: Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan 08/07/2023 Dhageyso:-Warka Duhur ee Idaacada Warsan 20/07/2020 Madaxweynaha Jabuuti oo dhex-dhexaadin ka sameeyay xiisada Magaalada Laas-Caanood 02/02/2023 Dhageyso: Barakacayaasha ku nool degmada Buulo Barde ayaa ka cabanaya nolo xumo {warbixin} 02/04/2017 Soomaaliya oo Kaalinta 145-aad ka gashay Qiimaynta Liiska Xorriyadda Saxaafada Caalamka 04/05/2024 Bandow guud oo maanta ka dhaqan galaya dalka Ingiriiska 22/09/2020 RW Rooble oo ku baaqay in loo midoobo la dagaalanka Al-Shabaab 28/11/2020 Maamul Cusub oo loo magacaabay degmada Bardaale ee gobolka Baay 26/12/2023 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.