SAWIRO:-Galmudug oo soo bandhigtay Ciidamo loo diyaariyay la-dagaalanka Al-Shabaab written by Warsan Radio 05/06/2022 Saraakiil ka tirsan xoogga dalka iyo Daraawiishta dowlad Goboleedka Galmudug ayaa tababar u soo xiray ciidamo ka tirsan Dadka Deegaanka Wisil, kuwaas oo loo diyaariyay xoreynta Koonfurta Gobolka Mudug .Tababarkaan ayaa waxaa bixinayay Saraakiil ka tirsan Xoogga Dalka Soomaliyeed iyo Daraawiishta Galmudug, waxaana soo xiritaankii ka qeyb galay Saraakiisha ka tirsan Xoogga Dalka,Daraawiishta iyo mamaulka deegaanka WisilGeedi Qalabxoor oo ka tirsan Saraakiisha Tababarka Bixinayay ayaa Warbaahinta Dowladda uga warbixiyay Ciidanka Tababarka qaatay ayaa sheegay inay ahaayeen kuwo si iskood ah ay dadka degaanka u qoreen, hayeeshee wixii xilligaan ka dambeeya ay katirsan yihiin Ciidamada Daraawiishta Galmudug.Gaashaanle Dhexe Axmed Maxamed Xaashi kana tirsan Xoogga Dalka ayaa fariin Dardaaran u jeediyay Cutubyadaan Ciidankaa tababarka qaatay., isaga oo ugu baaqay inay si wanaagsan ugu adeegsaanBulshadooda, isla markaana ka qeyb qaataan dadgaalka ka dhanka ah Al-Shabaab.Degaanno badan oo kuyaalla Koonfurta Gobolka mudug ayaa waxaa horay uga dhacay dagaalo u dahxeeyay Ciidamada dowladda & kuwa Galmudug oo dhinac ah iyo SAWIRO:-Galmudug oo soo bandhigtay Ciidamo loo diyaariyay la-dagaalanka Al-Shabaab was last modified: June 5th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Dhageyso:-Warka Duhur ee Radio Warsan next post Dhageyso;- Warka Galabnimo ee Idaacada Warsan You may also like Dhageyso: Barnaamijka Kulanka Warsan 20/11/2022 Dhageyso:-Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan 18/11/2021 Madaxweynayaasha Jabuuti & Masar oo ka wada hadlay Arrinta Wabiga Nile 09/02/2022 Dhageyso:-Dhageyso Barnaamijka Beeraha oo maanta looga hadlaayo Diyaarinta Dhulka iyo Falista Cowska 28/09/2020 Dhageyso:-Warka Duhur ee Idaacada Warsan 09/08/2021 Dhageyso;- Barnaamijka Ciyaaraha ee Idaacada Warsan 12/10/2022 Dhageyso:-Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan 01/09/2020 Golaha Wasiirada Puntland oo Maanta kulan yeeshay & Qodobada looga hadlay 05/10/2023 Toogasho ka dhacday Mareykanka 02/03/2022 Muxuu Aadan Madoobe kala hadlay musharrixiinta Koonfur Galbeed? 28/12/2022 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.