Dad ku dhintay Shil Gaari oo ka dhacay duleedka Magaalada Burco written by Warsan Radio 06/06/2022 Shilka oo geystay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac ayaa xalay xilli dambe waxaa uu ka dhacay degaanka lagu Magacaabo Qoyta oo kuyaalla duleedka Magaalada Burco ee degaannada Somaliland.Shilka ayaa waxaa uu ka dambeeyay kadib markii uu rogmaday Gaari nooca Soomaalida u taqaano Caasiga ama Homey, waxaana inta la xaqiijiyay ku geeriyooday Saddex Ruux halka 7 qof oo kale ay ku dhaawacmeen.Ciidamo katirsan kuwa ilaalada waddooyinka iyo dadweyne farabadan ayaa gaaray halka uu shilka ka dhacay, iyaga oo u gurmaday dadka Shilka ku waxyeeloobay, kuwaas oo la geeyay Isbitaalka Magaalada Burco.Dhowr jeer oo hore ayaa wadada ka baxda Magaalada Burco waxaa ka dhacay Shilal gaari oo ay ku dhinteen dad farabadan kuwo kalena ay ku dhaawacmeen, iyada oo Maamulka Somaliland uu ku guuldareystay dhismaha wadadaas. Dad ku dhintay Shil Gaari oo ka dhacay duleedka Magaalada Burco was last modified: June 6th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Howlgal dad farabadan lagu qabqabtay oo laga sameeyay Muqdisho next post Turkiga oo Shuruud ku xiray in Dowladda Sweden ay ku biirto NATO You may also like DF oo gashay heshiis cusub oo ku kacaya $8.64 Milyan 15/12/2021 Dowladda Soomaaliya oo War kasoo saartay weerar ka dhacay Sacuudiga 21/03/2021 DHAGEYSO:-BARNAAMIJKA KULANKA WARSAN 02/03/2020 Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan 10/01/2022 DHAGEYSO: Warka Subax ee Idaacada Warsan 21/04/2020 DHAGEYSO:-BARNAAMIJKA KULANKA WARSAN. 16/08/2019 Dhageyso:- Aqoonyahan Foowzi Cabdinuur oo rajo xumo ka muujiyay doorashada Koonfur Galbeed Soomaaliya. 08/12/2018 Madaxweynaha Waare Oo Soo Gaaray Magaalada Muqdisho 27/07/2020 Garyaqaanka Dowladda oo Dalbaday in la hakiyo Dacwadii uu qortay Fahad Yaasiin 11/04/2022 Dhageyso:-Dood ku saabsan tacdiyo ka dhan ah Haweenka. 15/12/2022 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.