Madaafiic khasaaro geystay oo ku dhacay Xaafado katirsan Muqdisho written by Warsan Radio 09/06/2022 Faah faahino dheeraad ah ayaa waxaa ay kasoo baxayaan tiro madaafiic ah oo xalay abbaara 2:00 habeenimoku dhacay Xaafado katirsan Magaalada Muqdisho, kuwaas oo geystey khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac.Illaa toddoba madfac ayaa ku dhacay guryo ay deggan yihiin dad shacab ah oo ku yaalla degmada Wadajir ee magaalada Muqdisho, waxaana la sheegay in madaafiicda ay geysteen khasaaro dhimasho & dhaawac ah, iyada oo laamaha ammaanka iyo kooxaha gurmadka degga ah ee magaalada Muqdisho, wax faahfaahin ah bixinin weerarkaan iyo khasaaraha ka dhashayMadaafiicdan la tuuray ayaa ku soo beegmaysa iyada oo magaalada Muqdisho lagu soo rogay bandow soo bilaabmay saacaddu markay ahayd 10:00-kii habeenimo, kaas oo lagu adkaynayo ammaanka magaalada oo la filayo in Khamiista Maanta ah ay ka qabsoonto xafladda caleemo-saarka madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, taas oo ay ka qayb gelayaan madax sar-sare oo ka imanaysa dalal kala geddisan. Madaafiic khasaaro geystay oo ku dhacay Xaafado katirsan Muqdisho was last modified: June 9th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan next post Musaabadda Caleema-saarka Madaxweyne Xasan Sheekh oo Maanta dhaceysa You may also like Madaxweyne Xasan Sheekh oo Maanta tegaya dalka Itoobiya 17/07/2022 Puntland oo shir ka yeelatay u diyaar garoowga doorashooyinka Golaha Shacabka 07/10/2021 Maxbuus Falastiini oo ku geeriyooday Isbitaal ku yaalla Israel 20/12/2022 Dhageyso;- Warka Duhur ee Idaacada Warsan 13/04/2022 Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan 25/03/2019 Akhriso Qoraalka ay Xeer Ilaalinta Qaranka ku joojisay dacwadii loo haystay Cabdirashiid Janan 05/04/2021 Dhageyso: Mid Ka Mid ah Darawalada Ka Kaxeeya Gaadiidka Rakaabka oo Maanta Lagu Diley Wadada Xiriirisa Baydhabo iyo Muqdisho’ 13/05/2018 Akhriso:-Golaha Wasiirrada oo Ansixiyay Hindise-sharciyeedka Difaaca Qaranka Soomaaliyeed 12/12/2019 DHAGEEYSO:-WARKA FIIDNIMO EE IDAACADA WARSAN. 07/08/2019 Maxaa looga hadlay kulan ay yeesheen Guddiga Joogtada ah ee Golaha Shacabka? 17/08/2023 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.