Madaafiic khasaaro geystay oo ku dhacay Xaafado katirsan Muqdisho written by Warsan Radio 09/06/2022 Faah faahino dheeraad ah ayaa waxaa ay kasoo baxayaan tiro madaafiic ah oo xalay abbaara 2:00 habeenimoku dhacay Xaafado katirsan Magaalada Muqdisho, kuwaas oo geystey khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac.Illaa toddoba madfac ayaa ku dhacay guryo ay deggan yihiin dad shacab ah oo ku yaalla degmada Wadajir ee magaalada Muqdisho, waxaana la sheegay in madaafiicda ay geysteen khasaaro dhimasho & dhaawac ah, iyada oo laamaha ammaanka iyo kooxaha gurmadka degga ah ee magaalada Muqdisho, wax faahfaahin ah bixinin weerarkaan iyo khasaaraha ka dhashayMadaafiicdan la tuuray ayaa ku soo beegmaysa iyada oo magaalada Muqdisho lagu soo rogay bandow soo bilaabmay saacaddu markay ahayd 10:00-kii habeenimo, kaas oo lagu adkaynayo ammaanka magaalada oo la filayo in Khamiista Maanta ah ay ka qabsoonto xafladda caleemo-saarka madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, taas oo ay ka qayb gelayaan madax sar-sare oo ka imanaysa dalal kala geddisan. Madaafiic khasaaro geystay oo ku dhacay Xaafado katirsan Muqdisho was last modified: June 9th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan next post Musaabadda Caleema-saarka Madaxweyne Xasan Sheekh oo Maanta dhaceysa You may also like Dagaal ka socda Deegaanka Teed. 02/02/2021 Shabaab oo culeys ku hayo Maamulka Galmudug 29/08/2021 Dhageyso;- Warka Duhur ee Idaacada Warsan 19/07/2022 Wararkii ugu dambeeyay xaaladda Caafimaad ee Afhayeenka Xukuumadda Soomaaliya 16/01/2022 Shiinaha: Carro iyo murugo ka dhalatay markii uu geeriyooday dhaqtarkii dadweynaha uga digay Coronavirus 08/02/2020 Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan 30/12/2018 Guddiga ka hortagga COVID-19 oo Shir xasaasi ah yeeshay 26/04/2020 Rag loo heysto inay dilal ka geysteen magaalada Jowhar oo Maxkamad la horkeenay 13/07/2022 Dhageyso:-Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan 29/06/2020 Go’aano kasoo baxay Kulan looga hadlayay Amniga Gobolka Mudug 16/08/2022 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.