Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo gaaray degmada Dooloow ee Gobolka Gedo written by Warsan Radio 20/06/2022 Wafdi uu hoggaaminayo Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan Arrimaha Bani-aadannimada iyo Gurmadka Abaaraha, Md. Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame, ayaa gaarey Degmada Dolow ee Gobolka Gedo.Maamulka Gobolka Gedo, Taliyaha Nabadsugida Gobolka Maamulka Degmada Dolow Somaliya Wasiirkii Arimaha Gudaha Jubaland qeybaha kala duwan ee bulshada ayaa soo dhaweyn balaaran u sameeyeyErgayga iyo wafigiisa ayaa booqan doono xarooyin barakacayaasha oo mudooyinka u danbeeyey ay ku soo barakaceen qoysas aad u tiro badan.Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan Arrimaha Bani-aadannimada iyo Gurmadka Abaaraha, Md. Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa horay u booqday kaamamka Barakacayaasha ee kuyaalla degmada Buulo-Burde ee Gobolka Hiiraan. Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo gaaray degmada Dooloow ee Gobolka Gedo was last modified: June 20th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Dowladda Soomaaliya oo Waraaqaha Aqoonsiga ka guddoontay Wakiilka Hay’adda UNICEF next post Dhageyso:-Warka Duhur ee Radio Warsan You may also like Dhageyso:-Qaar kamid ah musharaxiinti u tartamayay golaha degaanka degmada xudur 03/10/2017 MADAXWEYNE FARMAAJO OO MAGACAABAY WASIIRKA KOOWAAD EE DALKA 18/09/2020 Wasaaradda Caafimaadka oo Ka Warbixisay Kororka Coronavirus 24-kii Saac Ee Tagtay Gudaha Dalka 05/05/2020 Dowlada Somalia oo War kulul ka soo saartay weerar lagu qaaday Sacuudiga 25/06/2020 Dhageyso+Sawiro:-Gudigii dhawaan magacaabay madaxweynaha maamulka koonfur galbeed magaacay oo soo bandhigay hordhaca baaritaanka dilalkii ka dhacay Baydhawa 9kii bishan. 17/08/2019 Dhageyso Ogaysii Ogaysii cumar Shariif iyo Baydhabo Maxaa Kalahaysta Maalinta Ciida. 31/08/2017 Dhageyso:-Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan 25/07/2020 Madaxweynaha Soomaaliya oo sheegay in faro galin shisheeye ay ka dambeyso fashilka heshiisyada doorashada 06/02/2021 DHAGEYSO:-BARNAAMIJKA KULANKA WARSAN 01/03/2020 Weriye caan ah oo caawa shaaciyey in laga helay cudurka Coronavirus 27/04/2020 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.