Meydadka 20 dhalinyaro ah oo hal meel laga helay written by Warsan Radio 26/06/2022 Booliiska dalka Koonfur Afrika ayaa isku dayaya in ay ogaadaan sida ugu yaraan labaatan dhallinyaro ah ay ugu dhinteen goob lagu caweeyo oo ku taal magaalada East London.Masuuliyiinta caafimaadka ayaa sheegay in meydadka la geeyay goobaha meydadka lagu keydiyo oo baaritaanno lagu samayna doono.Warbaahinta gudaha ayaa sheegaysa in laga yaabo in la sumeeyay. Sawirro laga soo qaaday Tavern Enyobeni oo ah xaafadka ku taal cirifka magaalada, ayaa muujinaya maydad daadsan sagxadda iyo miisaska, oo ay ka muuqdaan calaamado dhaawac ah.Waxaa la rumaysan yahay in dhallinyaradu ay u dabbaaldegayeen dhammaadka imtixaannada dugsiga sare. Meydadka 20 dhalinyaro ah oo hal meel laga helay was last modified: June 26th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Galmudug oo gacanta ku dhigtay rag ku eedeysan inay falal Amni darro geysteen next post Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan You may also like Madaxweynaha Hir-Shabeelle oo kulan la qaatay Wakiilada Beesha Caalamka ee taageera Soomaaliya 13/02/2023 Sawiro: Ururka Samafalka ah ee Walaalaha mishurtyarlaathy Oo Garab istaag Muhiim ah Umuujiyey Qoysas Danyer ah Oo Kunool Magaalada Baydhowa. 21/02/2020 Bangiga Adduunka oo u ansixiyay Mallaayiin dollar dadka abaaruhu ku saameeyeen Somalia 23/06/2022 Madaxwaynaha JFS oo khudbad ka jeediyay Caleemo saarka RW Itoobiya 04/10/2021 Gudigga Qaranka ee Tacliinta Sare oo soo saaray liiska Jaamacado si deg deg ah loogu yeeray 20/05/2021 Maxkamad xukun dil ah ku xukuntay nin hooyadii ku dilay Baydhabo 16/04/2021 Booliska Puntland oo xiray Wariye ka howlgalla Qardho & Urruro cambaareeyay 12/05/2022 Faah-faahin: Khasaaraha ka dhashay qaraxii ka dhacay Lafoole 02/01/2021 Dhageyso: Barnaamijka Haweenka Idaacada Warsan 14/07/2023 Khayre:-Qalab Caafimaad Oo Dibdda Aan Ka Dalbannay Ayaa Dhawaan Dalka Soo Gaaraya, Waxaana Loo Qaybinayaa Dowlad Gobaleedyada 24/04/2020 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.