Dowladda Kenya oo shaacisay xilliga ay Soomaaliya u soo dhoofin doonta Khaadka written by Warsan Radio 02/07/2022 Xoghayaha Wasaaradda Beeraha dalka Peter Munya ayaa shaaca ka qaaday in 5-ta bisha July ee soo socota uu dib u bilaabanayo dhoofinta Qaadka Kenya ee la keeno Soomaaliya, taasi oo ku soo beegantay xilli ay nafis u tahay kumanaan beeraley ah oo Miirooga ah oo saddexdii sano ee ugu dambeysay wajahay khasaaraha ka dhashay xirnaanshaha suuqa Muqdisho.Madaxa Miraa, Pyrethrum iyo dalagyada kale ee warshadaha Felix Mutwiri ayaa sheegay in ay ka shaqeynayaan arrimo taagan oo ka hor inta aan dib loo bilaabin suuqa kaliya ee ugu weyn Kenya.“Hadda waxaa naloo sheegay in suuqa uu dib u billaaban doono 5-ta Luulyo, ayuu yiri Kimati Munjuri, guddoomiyaha ururka ganacsatada khaadka Nyambene Miraa.Dhawaan ayay aheyd markii uu magaalada Muqdisho yimid Madaxweynaha Kenya, waxaana uu wadahal la yeeshay Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh . Dowladda Kenya oo shaacisay xilliga ay Soomaaliya u soo dhoofin doonta Khaadka was last modified: July 2nd, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Shil khasaare geystay oo ka dhacay duleedka Burco next post Tirada dadka ku barakacay abaarta geeska Afrika oo la shaaciyay You may also like Faahfaahin ka soo baxaysa duqeyn ka dhacday deegaanka Saaxa Weyn 09/01/2021 Shaqo joojin ay ku dhawaaqeen duuliyayaasha diyaarada Kenya Airways 04/11/2022 Wasiirka Gaashaandhigga iyo Dajiraha Mareykanka ee Soomaaliya oo ka wada-hadlay taageerada ciidamada 11/11/2020 Dhageyso:-Kulan wadatashi ah oo kor loogu qaadayo wax soo saarka xoolaha oo Baydhabo lagu daahfuray 28/07/2019 Akhriso:-Golaha Ammaanka Qaramada Midoobay oo dib u dhigey ka bixitaanka ciidamada AMISOM 31/07/2018 Turkiga Oo Somalia Ugu Deeqay Mashiinada Neefsahada, Xili Dad U Dhinteen Oksijiin La’aan 27/02/2021 Akhriso:-Madaxweyne Farmaajo iyo wafdigii uu hoggaaminayay oo dib ugu soo laabtay Dalka 19/07/2018 Dhageyso:-Warka fiidnimo ee Idaacada Warsan 23/04/2020 WAR-MURTIYEED WADAJIR AH: MUNAASABADDA MAALINTA CAALAMIGA EE XORRIYADDA SAXAAFADDA 2020 03/05/2020 Madaxweyne Deni & kuxigeenkiisa oo kulan gaar ah ka yeeshay khilaafkii u dhaxeeyay 01/06/2022 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.