Tirada dadka ku barakacay abaarta geeska Afrika oo la shaaciyay written by Warsan Radio 02/07/2022 Guud ahaan Geeska Afrika, laga soo bilaabo waqooyiga Kenya ilaa bariga Itoobiya iyo inta badan Soomaaliya, abaaro ba’an ayaa ka dilaacay, kuwaasoo sababay nafaqo-xumo iyo macaluul soo foodsaartay Malaayiin qof.Abaarta ayaa ka dhalatay Roob yarri ,dagaal sokeeye, xag-jirnimo, duullaan ciidan, isbeddelka cimilada iyo masiibada COVID-19.Beeraleyda geeska Afrika ayaa wajahaya sanadkii ugu xumaa wax soo saarkooda.Xilli roobaadkii ugu dambeeyay ee bilihii March ilaa May, ayaa ahaa kii ugu qallanaa ee taariikhda Geeska Afrika.Roobab afar ah oo xiriir ah ayaan ayaa la waayay , waa dhacdo aan horay loo arag afartankii sano ee la soo dhaafay. Xilli-roobaadka soo socda, oo caadi ahaan bilaabmaya bisha Oktoobar, ayaa rajo xumo weyn laga muujiyay.Hay’adaha gargaarka, oo ay ku jiraan hay’adaha Qaramada Midoobay, ayaa ku qiyaasay in 18.4 milyan oo qof in ay soo food saartay “cuno yari ba’an” Kenya, Itoobiya iyo Soomaaliya ayaa ugu daran.Dhammaan saddexda waddan, tirada carruurta ay hayso nafaqo-xumada ba’an ee la seexiyay isbitaallada saddexdii bilood ee hore ee sannadkan waxay “aad uga badan tahay” sannadihii hore, sida lagu sheegay bayaan ay soo saareen hay’adaha samafalka bishan. Tirada dadka ku barakacay abaarta geeska Afrika oo la shaaciyay was last modified: July 2nd, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Dowladda Kenya oo shaacisay xilliga ay Soomaaliya u soo dhoofin doonta Khaadka next post Mid ka mid ah hoggaamiyeyaasha Mucaaraadka Uganda oo xabsiga laga siidaayay You may also like DHAGEEYSO:AKHRISO :SAWIRO:- Waxaa Xaflad si Xersara ah loo soo agaasimey oo ay ku qalan jibineyaan ardey tiradooda ay gaareyso 38 ardey ku was oo ay barteen computer iyo caafimaadka aya waxaa ay ka dhacadey macadka IPC ee magaalada Baydhabo 10/12/2016 Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan 02/01/2021 Dhageyso:-Warka Duhur ee Idaacada Warsan 15/01/2021 Dowladda Soomaaliya oo gurmad ka dalbatay dalalka Iskaashiga Islaamka 21/03/2022 Ra’iisul Wasaare Rooble Oo Kulan La Yeeshay Safiirka Ingiriiska 20/06/2021 Dhageyso:-Warka Galab ee Radio Warsan 03/06/2020 Bixinta Baasaboorka Soomaaliya oo bilaabanaya iyo hab cusub oo loo marayo (Akhriso) 11/07/2020 Agaasimaha SONNA oo hambalyo ku aaddan sannad guuradii 57-aad u diray shaqaalaha wakaaladda iyo shacabka Soomaaliyeed 05/01/2021 Dowladda kenya oo caddeysay sababta ay u dalbatay dib u dhiggista dacwadda Badda ee kala dhaxeysa Soomaaliya 12/02/2021 Madaxweynaha Galmudug oo tababar u soo xiray dufcadii 1aad ee Ciidanka Daraawiishta Galmudug 29/09/2020 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.