Faah faahin: Weerar lagu dilay dad dukaameysanayay written by Warsan Radio 04/07/2022 Nin hubeysan ayaa saddex qof ku dilay mid ka mid ah xarumaha ganacsiga ee ugu weyn dalka Denmark, halka kuwa kalena uu dhaawacay, kuwaasoo saddex ka mid ah ay aad u liitaan.Nin 22 jir ah ayaa la xiray oo lagu eedeeyay weerarka kaas oo argagax ku abuuray dadkii wax ka iibsanayay suuqa Field ee koonfurta magaalada Copenhagen.Taliyaha bilayska Soeren Thomassen ayaa sheegay in ujeedka weerarka aanu caddayn, isla markaana aanu meesha ka saari karin in ficilkaani uu yahay “fal argagixiso”.Raiisel wasaare Mette Frederiksen ayaa sheegtay in Danmark ay la kulantay weerar naxariis darro ah. Faah faahin: Weerar lagu dilay dad dukaameysanayay was last modified: July 4th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Sawirro: Sidee madaxweynaha Soomaaliya loogu soo dhaweeyey dalka Turkiga? next post Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmaya dhiggiisa dalka Turkiga You may also like Dhageyso: Barnaamijka Dhacdooyinka Idaacada warsan 03/06/2023 SAWIRRO:Degmada Berdaale oo Iskuul Cusub laga Xarag Jarey. 25/11/2022 Kenya oo Ciidamo Dheeraad geysay Xadka ay la wadaagto Soomaaliya 23/05/2023 Wasiir Muqtaar Rooboow oo la kulmay qaar kamid ah Cullimada ku sugan Magaalada Muqdisho 16/08/2022 Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan 16/04/2020 Mareykanka oo Soomaaliya ugu deeqay Tallaalka COVID-19 29/07/2022 Dhageyso:-Warka Galab ee Idaacada Warsan 27/02/2022 Idris Elba & Sabrina Dhowre oo taagero u raadinaya dalal ay kujirto Somalia 18/01/2023 Dowladda Mareykanka Oo Farriin Hanjabaad U Dirtay Saraakiisha Milateriga Suudaan 02/01/2022 Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan 16/09/2019 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.