Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmaya dhiggiisa dalka Turkiga written by Warsan Radio 04/07/2022 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo xalay gaaray dalka Turkiga ayaa waxaa lagu wadaa in Maanta oo Isniin ah uu la kulmo dhiggiisa dalkaasi Turkiga Madaxweyne Recep Tayyip Erdogan.Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo casuummad rasmi ah ka helay Madaxweyne Recep Tayyip Erdogan ayaa wadahadalladooda xoogga ku saari doona adkeynta xiriirka diblomaasiyadeed ee u dhexeeya labada dowladood, amniga, ganacsiga iyo iskaashiga miro-dhalka ah ee ay labada dal wadaagaan.Madaxweynaha Jamhuuriyadda inta uu ku guda jiro booqashada waxa uu la kulmi doonaa Bulshada kala duwan ee Soomaaliyeed sida Jaaliyadda iyo ganacsatada si uu uga xog-wareysto xaaladdooda guud iyo horumarrada ay sameeyeen.Sidoo kale, Madaxweynuhu waxa uu booqan doonaa Dugsiga Tababbarada Kumaandoosta ee Isparta l, halkaas oo ay tababbar ku qaataan qaar ka mid ah Ciidamada Xoogga Soomaaliyeed. Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmaya dhiggiisa dalka Turkiga was last modified: July 4th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Faah faahin: Weerar lagu dilay dad dukaameysanayay next post Howlgallo ka socda degaano katirsan Gobolka Hiiraan You may also like Wararkii ugu dambeyay xaaladda Magaalada Addis Ababa iyo Hachalu Hundessa oo la aasay 02/07/2020 Dowladda Soomaaliya oo war kasoo saartay Kalluumeysiga Sharci darada ah 27/09/2022 Dhageyso;- Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan 28/07/2022 Shil Gaari oo Ka Dhacay Baydhabo. 16/04/2019 Maxaa looga hadlayaa Kulanka Maanta ee Golaha Shacabka? 15/06/2022 Amiir caan ka ah dalka Nigeria oo la afduubtay 12/07/2021 Soomaaliya iyo Gabon oo ka wada hadlay Arrimo dhowr ah 21/01/2022 Dhageyso:-Warka Duhur ee Idaacada Warsan 12/10/2021 Wasiir Beyle oo kulamo looga hadlayo Arrimaha deyn cafinta ka wada Sacuudiga 07/04/2022 Dhageyso: Barnaamijka Kulanka Warsan 23/09/2023 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.