Dadyowga Islaamka oo maanta u dabaal degaya Munaasabadda Ciidul Adxaa written by Warsan Radio 09/07/2022 Guud ahaan Ummadda Islaamka oo ku kala sugan dalalka caalamka ayaa si weyn ugu dabaal degaya farxada maalinta Koowaad ee Ciidul Adxaa oo maanta ku beegan.Maanta oo ah maalinka Tobonaad ee Bisha Carafo ayaa guud ahaan Muslimiinta ay u tahay maalin ay ku ciidayaan farxad.Dadyowga Islaamka ayaa subaxa hore ee maanta isugu imaanaya Masaajidada iyo Garoomadda waa weyn, si ay u tukadaan Labada Rakacadood ee Salaada Ciidul Adxaa.Shacabka muslimiinta ah ayaa isugu hambalyeynaya maalintan qiimaha badan, waxaana qaarkood ay isku booqanayaan guryaha, si ay muujiyaan farxada Ciidul Adxaa.Malaayiin Xujey ah oo sanadkan gudaneysa Waajibaadka Xajka ayaa shalay istaagay Banka Carafo, halkaasi oo muslimiinta ku gudanayaan mid ka mid ah Rukniyada ugu muhiimsan Xajka. Dadyowga Islaamka oo maanta u dabaal degaya Munaasabadda Ciidul Adxaa was last modified: July 9th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Xamse oo ku baaqay in la caawiyo dadka ay abaaruhu saameeyeen next post Dhageyso;- Warka Galabnimo ee Idaacada Warsan You may also like Dhageyso:- wareysi Anuunu Layeelanay Malaaq Maxamed Yacquub 18/09/2017 Israel oo duqayn ka gaysatay Marinka Gaza 16/06/2021 Liiska Xildhibaanada Aqalka Hoose ee laga soo Doortay Koonfur Galbeed Soomaaliya>> 06/12/2016 Dhageyso: Maamulka degmada Baladweyne ayaa sheegay in la musuq maasuqay raashin gar gaar ah 25/04/2017 Shabaab oo burburiyay Saldhigga Booliska Matabaan 14/12/2021 Koonfur Galbeed oo soo bandhigtay hub ay howlgal ku qabteen -Sawiro- 22/05/2020 Akhriso:-Sacuudiga oo ku cadaadinaysa dowladda Soomaaliya inay xiriir ka u jarto Qatar 10/06/2017 General Diini oo nasiib-darro ku tilmaamay in ciidan shisheeye lagu tashado 02/12/2016 Guddiga farsamadda soo xulista Barlamaanka labaad ee Hirshabelle oo gaaray Magaalada jowhar 28/09/2020 Shirka Dowladda Federaalka & Dowlad Goboleedyada oo maanta ka furmaya Dhuusamareeb 20/07/2020 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.