Soomaaliya iyo Serbia oo ka wada hadlayay Arrimo ku saabsan Amniga written by Warsan Radio 10/07/2022 Safiirka Soomaaliya u fadhiya Magaalada Belgrade ee dalka Serbia, Maxamed Cabdullaahi, ayaa la kulmay Wasiirka Arrimaha Gudaha Serbia, Aleksandar Vulin, kaddib booqasho uu ku tagay xarunta Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee Belgrade.Safiirka iyo Wasiirka ayaa ka wada hadlay xoojinta iskaashiga ka dhaxeeya Soomaaliya iyo Seerbiya ee dhinacyada amniga iyo tababarka Ciidamada iyo arrimo kale oo ku saabsan Gobolka Geeska Afrika.“Dowladda Serbia waxay xiriir wanaagsan la leedahay Soomaaliya oo soo jireen ah, Seerbiya waxay noo haysaa arrimo kala duwan oo ay ka mid yihiin dhismaha dowladnimada iyo kaabayaasha dhaqaalaha,” ayaa lagu yiri qoraal uu soo saaray Amb. Maxamed Cabdullaahi.Wasiirka Arrimaha Gudaha Serbia, Aleksandar Vulin ayaa dhankiisa u mahad celiyay Safiirka Soomaaliya u fadhiya Magaalada Belgrade, isaga oo sheegay in dowladda Serbia ay diyaar u tahay la Shaqeynta dowladda cusub ee Soomaaliya. Soomaaliya iyo Serbia oo ka wada hadlayay Arrimo ku saabsan Amniga was last modified: July 10th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Laamaha Amniga oo Muqdisho ku qabtay Rag dhac ka geysanayay next post Dhageyso:-Warka Duhur ee Radio Warsan You may also like Talyaaniga oo dacwad kusoo oogay dad loo heysto Al-Shabaabnimo 06/06/2020 Dhageyso+Sawiro;-Banaabax ka dhacay degmada Garbahaarey oo looga soo Horjeedo Gidaarka Kenya au ka dhisayso Xaduuda dhinaca Baladxaawo 26/03/2018 Kenya oo afar maalin gudaheed Qaadka ay keento Somalia ka faa’iiday ku dhawaad labo milyan dollar 01/08/2022 Akhriso:-UNSOM-JOINT PRESS STATEMENT 30/01/2019 Dhageyso;- Warka Fiidnnimo ee Idaacada Warsan 06/09/2022 Dhageyso:-Warka Duhur ee Idaacada Warsan 17/05/2021 Beesha Carab Soomaali oo Muqdisho ku qabatay kulan ay ku raadsanayso matalaadooda gobolka Banaadir 03/07/2020 Putin oo ka hadlay Israa’iiliyiin lagu weeraray Ruushka iyo Mareykanka oo ka jawaabay hadalkaas 31/10/2023 Ciidamada dowladda oo la sheegay inay qabteen Madaxii qaraxyada ee Aaga Camaara 14/02/2023 Maamulka G/Banaadir oo sheegay in wadooyinka xiran furayaan 27/02/2020 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.