Madaxweynaha Somalia oo Maanta kuwajahan dalka Tansaaniya written by Warsan Radio 21/07/2022 Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Maanta oo khamiis ah safarkii lixaad oo dalka dibaddiisa ah waxaa uu ugu wajahan yahay dalka Tanzania.Madaxweynaha ayaa marti waxaa uu ku yahay Shir Madaxeedka 22-aad ee Caadiga ah ee Madaxda EAC oo 21-ka & 22-ka July ka dhici doona Magaalada Arusha ee dalka Tanzania.Dalka Soomaaliya ayaan kamid aheyn ururkaan dhaqaalaha ay ku midoobeen dalalka ku yaal barriga Afrika, hayeeshee Madaxweynaha ayaa dadaal ugu jira sidii Soomaaliya uga mid noqon laheyd Ururkaas. Madaxweynaha Somalia oo Maanta kuwajahan dalka Tansaaniya was last modified: July 21st, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Al-Shabaab oo weerar ka geystay dhulka dowlad degaanka Soomaalida next post Sheekh Aadan Madoobe oo kulan gaar ah la yeeshay Xildhibaannada kasoo jeeda KGS & Jubbaland You may also like DHAGEYSO:-BARNAAMIJKA KULANKA WARSAN EE WARSAN RADIO IYO WARBAAHINRA 16/12/2016 Laba Diyaaradood Oo Ka Qeyb Qaatay Dagaalkii 2-Aad Ee Adduunka Oo Burburay 13/11/2022 Madaxwayne Farmaajo oo bogaadiyay dadaallada Xukuumadda ee arrimaha doorashooyinka 06/12/2020 Dhageyso:-Xaafadaha Dooynuunay A iyo Dooynuunay B oo Finalka tartanka isla imaadey 20/05/2020 Dhageyso:-Warka Subax ee Radio Warsan 07/06/2020 Maxay ka wada hadleen RW Xamse & Safiirka Imaaraadka? 02/10/2023 DF Soomaaliya oo xil muhiim ah u magacowday taliyihii ciidamada Booliska Puntland 09/08/2020 Dhageyso:-Warka Galab ee Idaacada Warsan 26/04/2021 Wafdi ka socda Dawlada Federaalka oo ku wajahan degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan 02/09/2023 Golaha Wakiilada Puntland Maanta ka doodey doorashooyinka & Abaaraha 08/12/2021 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.