NISA oo howlgallo ka dhan ah Shabaab ka fulisay Gedo written by Warsan Radio 23/07/2022 Cidamada Nabad Sugida iyo Sirdoonka Qaranka ayaa Howlgalo Ka Sameeyay deegaanada haanooy ,Dooryaaley iyo AbashiiroDhanka Kale Howlgalkan Qorsheysan Waxa Horkacayay Taliye Kuxigeenka Nisa Ee Gobolka Gedo Gashaale Abdiqaadir Xuseen Ibraahim Iyo Taliyaha Nabadsugida DegmadaKadib Cabasho iyo dalabaad dadka deegaanka ka Yimid kuwasoo ah Dhibaatooyin la Xiriiro ururka Al Shabaab.Howlgalkaan ayaa Ku Soo Beegmayo Xilli Dagaalo Culus Ay Ka Socdaan Xuduuda Udhexeeyso Somaaliya iyo Itoobiya NISA oo howlgallo ka dhan ah Shabaab ka fulisay Gedo was last modified: July 23rd, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Ciidanka Liyuu boolis oo soo bandhigay Al-Shabaab ay dagaalka ku qabteen next post Madaxda wadamada EAC oo shaaciyay go,aan ku saabsan ku biirista Soomaaliya ee EAC You may also like Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan. 16/06/2020 Dhageyso;- Warka Duhur ee Idaacada Warsan 06/08/2022 Gudoomiye Ali Said Fiqi oo ka hadlay fulinta Barnaamijka Baxnaano ee Dowladda 30/07/2020 Madaxweyne Trump oo hakiyay aqoonsiga deganaashaha ee kaarka cagaaran 22/04/2020 Ururka Cilmi-Baarayasha Somaliyeed (SRA) oo Cilmi-Baaris ka Sameyay Darawalada Mooto Bajaajta 17/11/2020 Dhageyso:-Kal fadhiigii labaad ee Aqalka sare federaalaka somaaliya oo ka furmey Mugdisho 14/07/2017 Maamulka Gobolka Hiiraan iyo kan Gobolka Shabeelle ee Itoobiya oo Beledweyne ku yeeshay shir heshiis looga gaarayo beelo ku dagaallamay xadka labada dhinac 25/06/2020 Video:-Madaxweyne Farmaajo oo Dalka Dib uga Soo Laabtay, kana Warbixiyay Safarkii Dalalka Deriska 25/10/2017 Dowlada Jabuuti oo deeq raashin ah ku wareejisay maamulka Hirshabeelle 01/06/2020 Akhriso:-Ra’iisul Wasaare Khayre Iyo Wasiirka Maaliyadda Norway Oo Ku Kulmay Washington 19/10/2019 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.