NISA oo howlgallo ka dhan ah Shabaab ka fulisay Gedo written by Warsan Radio 23/07/2022 Cidamada Nabad Sugida iyo Sirdoonka Qaranka ayaa Howlgalo Ka Sameeyay deegaanada haanooy ,Dooryaaley iyo AbashiiroDhanka Kale Howlgalkan Qorsheysan Waxa Horkacayay Taliye Kuxigeenka Nisa Ee Gobolka Gedo Gashaale Abdiqaadir Xuseen Ibraahim Iyo Taliyaha Nabadsugida DegmadaKadib Cabasho iyo dalabaad dadka deegaanka ka Yimid kuwasoo ah Dhibaatooyin la Xiriiro ururka Al Shabaab.Howlgalkaan ayaa Ku Soo Beegmayo Xilli Dagaalo Culus Ay Ka Socdaan Xuduuda Udhexeeyso Somaaliya iyo Itoobiya NISA oo howlgallo ka dhan ah Shabaab ka fulisay Gedo was last modified: July 23rd, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Ciidanka Liyuu boolis oo soo bandhigay Al-Shabaab ay dagaalka ku qabteen next post Madaxda wadamada EAC oo shaaciyay go,aan ku saabsan ku biirista Soomaaliya ee EAC You may also like Soomaaliya iyo Sacuudiga oo ka wada hadlay furista Safaarada Sacuudiga ee Muqdisho 09/06/2021 Dhageyso:-Barnaamijka Arimaha Caalamka 15/08/2020 Kulan Looga Hadlayay Soo Laba Kacleynta COVID-19 Oo Lagu Qabtay Muqdisho 15/02/2021 Gudoomiyha golaha shacbka BFS oo khudbad ka jeediyey Shirka Baarlamanada Afrika ee ka socda dalka Koonfur Afrika 02/09/2022 DHAGEEYSO;-Warka Caawa ee Radio Warsan 12/03/2020 Ciidamada Danab oo bur buriyay Saldhig Al Shabaab qaraxyo ku diyaarinayeen 19/08/2020 Dhageyso: Barnaamijka Kulanka Warsan 26/08/2023 Daawo video doodkusaabsan nidaamka fidaraalka iyo saamaynta uu kuyeeshay dadka laga tirada badanyahay Magaalada baydhabo gobalka bay 27/02/2017 Shirka Madaxda IGAD oo Maanta ka furmaya Nairobi & Somalia oo ka qeyb galeysa 05/07/2022 Wabiga Shabeelle oo markale fatahaad horleh sameeyay (SAWIRO) 08/05/2021 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.