Doodaan Waxaa iska kaashada hayada Tubta Nabadda iyo Machadka Nool & Nabadda, Waxaa ka qeybgalay dhalinyarda kasocoto ururada bulshada Baidoa iyo Madasha Dhalinyarda wadahadal joogtada ah ee Tubta Nabaada. Dooda ayaa Waxaa lagu iftiimin rabaa doorka dhalinyarda ay ku leeyihiin Nabadda iyo Go’aan gaarista/siyaaasada inta uu leg-yahay, caqadabadaha hortaagaan inay door fiican qaataan iyo siddi kor loogu qaadi lahaa doorkooda.
Hoos ka dhageyso dooda oo maanta ka baxdey Idaacada Warsan waxan ka qeybqatey
1.Aadan Jimcaale Maxamed oo ah guduumiye ku xigeenka dhalanyarada degmada ahna ku simaha Guduumiyaha dhalanyarada
2.C/Naasir Jessein Xassan Afhayeenka Ururka Hormarinta.3,Maxamed Salada Ahmed
3.Maymun Axmed Subow