Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmaya Madaxa Ururka Jaamacadda Carabta written by Warsan Radio 26/07/2022 Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo weli ku sugan dalka Masar Caasimaddiisa Magaalada Qaahira ayaa halkaasi ka wada kulamo kala duwan oo looga hadlayo Arrimaha Soomaaliya, isaga oo taageero u raadinaya dowladda Cusub ee uu hoggaaminayo.Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan la qaadan doona Madaxa Ururka Jaamacadda Carabta Mudane Axmed Abuu Al-qeyd, iyagoo ka arrinsanaya qorsheyaasha heer Carbeed ee midnimada iyo wax-wada qabsiga dalalka ku mideysan Jaamacadda Carabta oo Dowladda Soomaaliya ay ka tahay xubin muhiim ah.Madaxweynaha ayaa horay ula kulmay Madaxweynihii 5aad ee Soomaaliya Cabdiqaasim Salaad Xasan iyo Madaxweynaha dalka Masar Cabdulfataax Al-siisi, waxaana la filayaa in Madaxweynaha uu kulamada sii wado.Waa safarkii lixaad oo Madaxweynaha Soomaaliya uu ku tago dalka dibaddiisa tan iyo markii la doortay, waxaana wararka aan helnay ay sheegayaan in markii uu dib ugu soo laabto dalka uu tegi doono degmada Garbahaareey si loo xaliyo Arrinta Gobolka Gedo. Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmaya Madaxa Ururka Jaamacadda Carabta was last modified: July 26th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Doodu Ku saabsan doorka dhalinyarda ee Nabadda iyo Go’aan gaarista/Siyaasada next post Ciidamada Puntland oo fuliyay howlgallo ka dhan ah Al-Shabaab & Daacish You may also like Dhageyso:-Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan 28/06/2022 Dhageyso:-Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan 12/08/2020 Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan 02/06/2021 Akhriso:-Farriinta Ciidul-adxaha ee Wakiilka Gaarka ah ee QM, James Swan 11/08/2019 Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan 31/05/2022 Dhageyso;- Barnaamijka Arimaha Caalamka 16/01/2022 DHAGEYSO:-BARNAAMIJKA KULANKA WARSAN. 16/08/2019 Diyaarad laga leeyahay Iran oo lagu eedeeyay in ay bariga Dhaxe ku faafisay Caronavirus 05/05/2020 Shir ka socda Garoonka diyaaradaha Garbahaareey, Gaadiid dagaal & Ciidamo lagu arkayo 08/03/2022 Dhageyso:-Warka Subax ee Idaacada Warsan 11/06/2021 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.