Dil ka dhacay magaalda Burco & faah faahin kasoo baxeysa written by Warsan Radio 27/07/2022 Wararka naga soo gaaraya Magaalada Burco ee degaannada Somaliland ayaa sheegaya in tooreey ama Mindi lagu dilay mid kamid ah Dhalinyarada Magaalada kadib markii ay is khilaafeen Wiil kale.Wiilka la dilay oo lagu Magacaabi jiray Cabdisamad Axmed Maxamed Cajab ayaa u geeriooday minddi uu galiyey wiil kale oo uu gacan ka hadal dhex maray, xili ay ku sugnaayeen Dooxada ama goob biyo fariisin ah oo kutaalla Magaalada Burco.Ciidamada Booliska Somaliland ayaa howlgal ay sameeyeen saacado kadib waxaa suurto gashay inay gacanta ku dhigaan Wiilkii Dhalinyarada ahaa ee Wiilka kale tooreyda ku dilay.Waalidiinta Cabdisamad Axmed Maxamed Cajab ayaa ka dalbaday Xukuumadda Somaliland in ay u cadaalad helaan dilka Wiilkooda, isla markaana baaritaan dhab ah lagu sameeyo sida uu u dhacay dilka. Dil ka dhacay magaalda Burco & faah faahin kasoo baxeysa was last modified: July 27th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post RW Xamse oo markii ugu horreeysay ka hadlay dagaalka Ciidanka liyuu Boolis & Al-Shabaab next post 15 Ruux oo ku dhimatay mudaaharaadyo ka dhan ah Qaramada Midoobay You may also like Sawiro;-Muqtaar Robow oo la kulmay Wasiir Khadiija Diiriye 19/09/2022 DHAGEEYSO:-AKHRISO:-Wareysi Gudoomiyaha Gudiga Doorashoyinka Dadban K G S Maxamed abdulahi mursal 07/12/2016 Madaxweyne Waare oo ku dhawaaqay xubnaha guddiyada doorashada ku metelaya HirShabeelle 25/10/2020 Muwaadin Soomaali ah oo lagu dilay Koonfur Afrika 13/02/2022 Madaxweyne Xasan Sheekh oo xil cusub u magacaabay Cabdiraxmaan Baadiyoow 09/12/2023 Xisbiyada mucaaradka Somaliland oo kasoo horjeestay go’aano soo baxay 26/12/2022 Dhageyso: Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan 14/06/2023 Turkiga oo Shuruud ku xiray in Dowladda Sweden ay ku biirto NATO 06/06/2022 Golaha Ammaanka oo ku dhawaaqay in Dowladda Cusub kala Shaqeynayaan curyaaminta dhaqaalaha Al-Shabaab 27/06/2022 Dhageyso:-Warka Subx ee Idaacada Warsan 02/01/2023 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.