Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka hadlay xaaladda Amniga Muqdisho written by Warsan Radio 30/07/2022 Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka hadlay arrimaha amniga magaalada Muqdisho, waxaana uu sheegay in aan loo dulqaadan karin kooxaha dhibaatada ku haya dadka Shacabka.Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa sheegay in loo baahan yahay in aan laga daba imaan dadka dambilayaasha ah markii ay gacanta kusoo dhiggaan ciidamada Ammaanka dowladda.Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud waxaa uu xaqiijiyay in dowladda Soomaaliya aysan xabsi ku heyn doonin qof aan dambi laheyn sidaasi darted loo baahan yahay in fursad la siiyo baarista.Waxaa uu ku boorriyay shacabka Soomaaliyeed in ay ciidamada la shaqeeyaan sharcigana garab siiyaan.Sidoo kale waxaa uu bogaadiyey nafhurnimada iyo halganka Ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliyeed oo u tagaan xaqiijinta amniga. Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka hadlay xaaladda Amniga Muqdisho was last modified: July 30th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Itoobiya oo ku dhawaaqday in ay dishay hoggaamiyeyaal Shabaab ka tirsan next post Wararkii ugu dambeeyay ee dagaallada ka socda xuduudka Soomaaliya iyo Itoobiya You may also like Dhageyso:-Bulshada Magaalada Baydhabo ayaa saameyn ku yeelatey Intarned la’aanta kataagan KGS,. 28/06/2017 Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan. 16/06/2020 Ciidanka kumaandooska DANAB oo howlgal qorsheysan Ka fuliyay Wadada udhaxeysa Muqdisho iyo Jowhar 24/08/2020 Dhageyso:-Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan 05/01/2021 Khasaaro ka dhashay Dagaal ka dhacay degaan ka tirsan Sanaag 27/06/2020 DHAGEYSO:-WARKA HABEN EE IDAACADA WARSAN 26/06/2018 Qarax Lala Eegtay Xubin Kamid Ah Guddiga Doorashooyinka Federaalka Iyo Khasaaro Ka Dhashay 17/04/2022 RW Rooble oo laamaha Amniga faray furitaanka wadooyinka muhiimka ah 26/10/2020 Kenya oo mamnuucday Isu imaatinada Siyaasadeed 13/03/2021 Dhageyso: Barnaamijka Kulanka Warsan Warsan 26/06/2023 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.