Akhriso:- Magacyada Golaha Wasiirada uu Magacaabay Madaxweynaha Hir-Shabeelle written by Warsan Radio 01/08/2022 Madaxweynaha Maamulka Hirshabelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa xalay magacaabay Golihiisa Wasiirada oo ka kooban 80 xubnood oo isugu jira 27 Wasiir, 27 Wasiir Kuxigeen iyo 26 Wasiiru Dowle.Magacaabidda Golaha Wasiirada Hirshabelle ayaa qaadatay muddo labo sano ah, tan iyo markii Madaxweyne Cali Guudlaawe la doortay dhammaadkii sanadkii 2020. Waxaana muddadaas shaqeynayay Wasiiradii Maamulkii Madaxweyne Waare iyo xubno kooban oo isku shaandheyn lagu sameeyay.Caqabado badan ayaa Madaxweynaha Hir-Shabeelle ka heystay Magacaabista Golihiisa Wasiirada oo inta badan uga imaanaya kacdoonkii kaga furnace Gobolka Hiiraan, balse uu ka gudbay.Dhinaca Xildhibaan Geelle Isaaq Warsame oo kamid ahaa Xubnihii la Magacaabay, Isla markaana laga dhigay Wasiiru dowlaha Wasaaradda Amniga Hir-Shabeelle ayaa xillaasi iska casilay, isaga oo aan faah faahin sababta uu xilkaasi ku diiday.Hoos Ka Akhriso Magacyada Wasiirada. Akhriso:- Magacyada Golaha Wasiirada uu Magacaabay Madaxweynaha Hir-Shabeelle was last modified: August 1st, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Taalibaan iyo Iran oo dagaallamay next post Baarlamaanka Ciraaq oo maalintii labaad gacanta ugu jira mudaharaadayaasha You may also like Qaramada Midoobey oo baaq u jeedisay Madaxda Soomaalida 21/05/2021 Qarax khasaare geystay oo ka dhacay Boosaaso 26/01/2022 Wiil Soomaali ah oo dil iyo dhaawac loogu geystay dalka Canada 05/04/2021 QM oo sheegtay in dad ku dhow 1 milyan oo qof ay saameeyeen fatahaado 06/06/2020 Dad ku dhintay isbuurasho ka dhacday garoon ay ka socotay Cyaar koobka Qaramada Afrika 25/01/2022 Madxaweynha dooran ee kenya William Ruto oo maanta loo caleemasaarayo xilka madaxweyninimo ee Dalka kenya 13/09/2022 Dhageyso:-Warka Duhur ee Idaacada Warsan 09/06/2021 Qaramada Midoobe Iyo Itoobiya Oo Ka Wada Hadlay Xaaladda Qaxootiga 18/12/2020 Dhageeyso:-Warka fiidnimo ee Idaacada Warsan 27/10/2019 Dhageyso:-wareysi aanu la yeelanay Drs Kaamilo C/Qaadir Caddow (Kaamila 04/08/2019 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.