Wararkii ugu dambeeyay khasaaraa ka dhashay dagaal ka dhacay Gobolka Hiiraan written by Warsan Radio 10/08/2022 Dagaal xoogan ayaa markale wuxuu ku dhexmaray degaanka Qabno oo hoostaga degmada Matabaan ee Gobolka Hiiraan maleeshiyaadka macawiisleeyda oo garab ka helaya Ciidamada dowladda & Al-Shabaab.Dagaalka ayaa waxaa uu ka dambeeyay kadib markii Ciidamada dowladda iyo maleeshiyaadka macawiisleyda ay weerareen degaanka Qabno oo ay ku sugnaayeen Al-Shabaab, waxaana dagaalka ku dhintay ilaa 8 Ruux oo dhinacyada ah halka tiro kalena ay ku dhaawacmeen.Saraakiil katirsan Ciidamada guutada 5aad ee qeybta 27aad ayaa sheegay inay ka go’an tahay inay Al-Shabaab ka saaraan degaannada u dhaxeeya degmooyinka Maxaas iyo Matabaan ee Gobolka Hiiraan.Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan ayaa hoggaaminaya howlgallada Ciidamada dowladda ka wadaan inta u dhaxeeysa degmooyinka Matabaan & Maxaas, iyaga oo howlgalka kula wareegay dhowr degaano oo ay maamulayeen Al-Shabaab. Wararkii ugu dambeeyay khasaaraa ka dhashay dagaal ka dhacay Gobolka Hiiraan was last modified: August 10th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Ilhan Cumar oo markale guuleysatay next post Dhageyso;- Warka Glabnnimo ee I daacada Warsan You may also like Sheekh Aadan Madoobe oo Caawa Guddi Magacaabay 02/01/2023 Guddoomiyaha Gudiga Madaxa Banaan ee Doorashooyinka Qaranka oo gaartay xarunta golaha shacabka. 15/08/2020 Dhageyso: Warka Duhurnimo ee Idaacada Warsan 10/06/2023 Dhageyso:-Warka Duhur ee Radio Warsan 16/03/2022 Dhageyso:-Warka Duhur ee Idaacada Warsan 18/12/2022 Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan 28/12/2021 Howlgal lagu beegsaday Xaruumo waa weyn oo ka dhacay Gobolka Hiiraan 08/08/2023 Dhageyso:-Guddoomiye Jawaari oo ka hadlay wixii maanta ka dhacay Xarunta Golaha Shacabka 04/04/2018 Wasiirka Maaliyadda Beyle oo sheegay in hoos u dhac uu ku yimid dhaqaalaha dalka 10/07/2020 DHAGEEYSO:-WARKA HABEEN EE IDAACADA WARSAN 09/06/2017 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.