Ilhan Cumar oo markale guuleysatay written by Warsan Radio 10/08/2022 Ilhan Cumar ayaa markale ku guuleysatay tartankii doorashadda isreeb-reebka ee ay kursiga Congress-ka ugu jirtay Xisbigga Dimuquraadiga ee dalka Mareykanka.Doorashadda ay Ilhan Cumar ku guuleysatay ayaa noqonaysa tii ugu adkeyd ee ay gasho intii ay bilowday loolanka siyaasadeed ee dhowrka jeer laga soo doortay gobolka Minnesota. kaddib markii ay ku guuleysatay doorashadda isreeb-reebka ee xisbiga DFL.Ilhan Cumar ayaa musharax malatalaya xisbiga Jamhuuriga la tartami doonta bisha November 2022.Sidoo kale waxaa jira musharriiin kale oo Soomaalia ah oo isugu jira rag iyo dumar oo iyana ku guuleystay doorashadii is reeb-reebka ee xalay ka dhacday dalka Mareykanka. Ilhan Cumar oo markale guuleysatay was last modified: August 10th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Dad ku dhintay Hilib Geel sumeysan oo ay cuneen next post Wararkii ugu dambeeyay khasaaraa ka dhashay dagaal ka dhacay Gobolka Hiiraan You may also like Dhageeyso:-Warka fiidnimo ee Idaacada Warsan 02/12/2019 Gudoomiyaha aqalka sare oo kasoo horjeestay in xukuumada federalku magacowdo guddiga doorashada xildhibaanada waqooyi 01/11/2020 Wasiir Beyle” Waa abeen abuur Aniga ma dhihin khasnadda dowladda waa buuxdaa” 20/06/2022 Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan 20/02/2022 Madaxweyne Joe Biden Oo Farriin Deg-Deg U Diray Muwaadiniinta Maraykanka Ee Ukraine 11/02/2022 Qatar oo shaacisay lacagta ay ku bixineyso dib u dhiska Gaza 27/05/2021 Leading international partners welcome ongoing dialogue in Galmudug state 03/07/2019 Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan 21/11/2019 Midowga Musharrixiinta oo Cumar Filish ku cambaareeyay diidmada bannaanbaxa 13/01/2022 Madaxweynaha Galmudug oo magacaabay golihiisa wasiirada ( xubno caan ah ayaa ka mid ah) 24/04/2020 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.