Dad ku dhintay Hilib Geel sumeysan oo ay cuneen written by Warsan Radio 10/08/2022 Inta la xaqiijiyay hal qof ayaa geeriyooday 5 qof oo kalena xaaladooda caafimaad ayaa laga deeyrinayaa kadib dadkaas oo ku nool dowlad degaanka Soomaalida ay cuneen Hilib Geel la sumeeyay.Dhacdadaan ayaa ka dhacday Santarka Qabri-hanteen oo dhinaca waqooyi 6km ka xigta magaallada Harta-sheekha ee dhulka dowlad degaanka Soomaalida oo ay maamusho Itoobiya.Maamulka Santarka Qabri-hanteen iyo dadweynaha degaanka ayaa u gurmaday dadka cunay Hilibka Geella, iyaga oo geeyay Goobaha Caafimaadka si loola tacaalo xaaladooda Caafimaad.Ma ahan markii ugu horreeysay oo degaanka Soomaalida ay dad u dhintaan hilib sumaysan, hayeeshee todobaadkii hore ayay ahayd ka dib markii ay dad ku sumoobeen hilib Geel oo ay cuneen. Dad ku dhintay Hilib Geel sumeysan oo ay cuneen was last modified: August 10th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Guddoomiye Aadan Madoobe oo la kulmay Guddigii uu Magacaabay next post Ilhan Cumar oo markale guuleysatay You may also like Dhageyso;- Warka Subaxnnimo ee Idaacada Warsan 10/09/2022 Habeenkii 16 aad ee tartan aqooneedka bisha barakeysan ee Ramadaan oo Idaacada Warsan ka Socda 09/05/2020 Madaafiic caawa lagu weeraray garoonka Stadium Muqdisho oo galabta dib loo furay 30/06/2020 Madaxweyne Farmaajo & dhiggiisa Ciraaq oo wadahal yeeshay 07/05/2020 XFS Soomaaliya oo ka hadashay heerka uu marayo Hanaanka Barnaamijka deyn Cafinta 28/01/2023 Dowlada Soomaaliya oo Dagaal Ka Dhan Ah AL-Shabaab Kaga Dhawaqday Magaalada Baydhabo 18/10/2022 Dhageyso:-Warka Duhur ee Idaacada Warsan 31/12/2020 Dhageyso:-Warka Duhur ee Idaacada Warsan 03/12/2021 Dhageyso:-Deeganka Deynuuney Oo Xoostagta magalada Baydhabo ayaa Afartameeyo Ugu geeriyootey Cudurka Shibin Biyoodka 16/02/2017 Dhageyso:-Warka Subax ee Idaacada Warsan. 07/01/2023 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.