Wararkii ugu dambeeyay khasaaraa ka dhashay dagaal ka dhacay Gobolka Hiiraan written by Warsan Radio 10/08/2022 Dagaal xoogan ayaa markale wuxuu ku dhexmaray degaanka Qabno oo hoostaga degmada Matabaan ee Gobolka Hiiraan maleeshiyaadka macawiisleeyda oo garab ka helaya Ciidamada dowladda & Al-Shabaab.Dagaalka ayaa waxaa uu ka dambeeyay kadib markii Ciidamada dowladda iyo maleeshiyaadka macawiisleyda ay weerareen degaanka Qabno oo ay ku sugnaayeen Al-Shabaab, waxaana dagaalka ku dhintay ilaa 8 Ruux oo dhinacyada ah halka tiro kalena ay ku dhaawacmeen.Saraakiil katirsan Ciidamada guutada 5aad ee qeybta 27aad ayaa sheegay inay ka go’an tahay inay Al-Shabaab ka saaraan degaannada u dhaxeeya degmooyinka Maxaas iyo Matabaan ee Gobolka Hiiraan.Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan ayaa hoggaaminaya howlgallada Ciidamada dowladda ka wadaan inta u dhaxeeysa degmooyinka Matabaan & Maxaas, iyaga oo howlgalka kula wareegay dhowr degaano oo ay maamulayeen Al-Shabaab. Wararkii ugu dambeeyay khasaaraa ka dhashay dagaal ka dhacay Gobolka Hiiraan was last modified: August 10th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Ilhan Cumar oo markale guuleysatay next post Dhageyso;- Warka Glabnnimo ee I daacada Warsan You may also like Dhageyso:-wareysi Xildhibaan Afaraale.Xudur Jooga 18/09/2017 Madaxweynaha Soomaaliya oo magacaabay la taliye Sare 07/01/2023 Dowladda Mareykanka oo cunaqabateyn saartay hoggaamiyaha Hong Kong 08/08/2020 Madaxweyne Farmaajo Oo Kulan La Qaatay Madaxda Olalaha Isxilqaan 23/02/2020 Akhriso:-Shir looga hadlayay nooca Caddaaladda ee lagu dhaqayo Soomaaliya oo lagu qabtay Jowhar 24/01/2018 Muwaadin Soomaaliyeed oo lagu dilay dalka Koonfur Afrika 03/02/2024 Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan 27/08/2020 Wasiiro ka tirsan XFS oo Gaaray Degmada Buuloburde ee Gobolka Hiiraan 29/10/2022 WAR DEG DEG AH: AMIIRO ALSHABAAB AH OO DUQEYN LAGU DILEY. 25/05/2020 Wararkii ugu dambeeyay dagaal beeleed ka socda Gobolka Hiiraan 07/06/2020 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.