CXDS oo sheegay degaano ku yaalla Hiiraan in ay kala wareegeen Shabaab written by Warsan Radio 13/08/2022 Ciidanka Dowlada Soomaaliya oo weli wada howlgalka ka dhanka ah ururka Al Shabaab ee ka socda gobolka HiiraanGuddoomiyaha Gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan ,Saraakiisha ciidanka Xoogga Dalka , NISA &Booliska dowlad goboleedka Hirshabelle sidoo kale Dadka degaanka oo is Abaabulay ayaa qeybka ah Hawlgalka dib u Xoreynta Gobolka Hiiraan.Gudoomiyaha gobolka Hiiraan ayaa sheegay in Howlgalkan ayaa lagu baacsanayo Al-Shabaab oo dhibaato Xoogan ku haysay Shacabka ku dhaqan Gobolka Hiraan, waxana laga tilmaami karaa Falalka ay gestaan Gubida Guryaha ay dagan yihiin shacabka, Ceelashii ay biyaha ka cabi jireen iyo Ateenooyinka isgaadhsiinta.Saraakiisha Ciiidamada & Masuuliyiinta Maamulka Hiraan ayaa sheegay in Guulweyn laga gaaray Hawlgalka ka socda gobolka Hiiraan.Waxaa kaloo sheegeen in ku dhawaad 10 degaan ay kala waregeen Shabaab, kuwaasoo u dhaxeeya degmooyinka Matabaan iyo Maxaas. CXDS oo sheegay degaano ku yaalla Hiiraan in ay kala wareegeen Shabaab was last modified: August 13th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Sawiro:-Baydhabo oo laga xusey maalinta caalamiga ah ee dhalinyarada next post Dokumentiyo sir ah oo laga helay guriga Madaxweynihii hore Trump You may also like DHAGEEYSO:-WARKA HABEEN EE IDAACADA WARSAN 16/07/2017 DHAGEYSO+SAWIRO:-BEEL DEGTA KGS OO YEESHEY KULAN LAGU TAAGEERAYEY MALAAQA GUUD EE BEESHOODA. 22/07/2018 Akhriso:-Suxufiyiin Tacaddiyo kala duwan loogu geystay gobolo kala duwan 11/12/2019 DHAGEYSO:-GOLAHA BADBAADADA KGS OO KU SHEEGAY XAALADAHA AMNI DARO EE KA SOCDA MAGAALADA BAYDHABO MU’AAMRAD AY KA DANBAYSO MAAMULKA UU HOGAAMIYO SHARIIF XASAN SHEEKH AADAN. 22/06/2018 SAWIRO:-Maamulka Koonfur Galbeed oo lagu wareejiyay Ciidamo gaar ah 02/06/2020 Wasiirka Gaashaandhigga Muqdisho kulankulmay Taliyaha AFRICOM 19/01/2021 Wararkii ugu dambeeyay ee dagaalada Ethiopia”Mekelle oo duqeyn culus ku socoto” 28/11/2020 Doorashada kursiga Hop#058 oo ka bilaabatay Beledweyne 28/03/2022 Dhageyso:-Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan 05/09/2020 Akhriso:-Golaha Aqalka Sare oo ku dhawaaqay inuu joojiyay wada shaqeyntii Golaha Shacabka 03/01/2019 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.