Muddo kordhin loo sameeyay Madaxweyne Muuse Biixi written by Warsan Radio 01/10/2022 Golaha Guurtida Somaliland ayaa maanta muddo laba sano ah u kordhiyay muddo xileedka Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi.Kulan ay maanta yeesheen golaha guurtida ayay ku dhawaaqeen go’aankaan oo ay sheegeen in uu yimid ka dib markii ay qiimeeyeen xaaladda Somaliland ay hadda ku sugan tahay.Go’aankaan ayaa la sheegay in maalmihii lasoo dhaafay uu ka shaqeynayay xisbiga tallada haaya ee Somaliland ee Kulmiye. Muddo kordhin loo sameeyay Madaxweyne Muuse Biixi was last modified: October 1st, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Puntland oo beenisay in 12 degmo ay ka qabanayso doorashooyinka next post Ciidamadda Dowladda Oo Soo Baneeyay Moqokori Iyo Yasooman Iyo Cabsi Soo Wajahday Shacabka You may also like Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan 26/05/2021 Weerar ku bilowday Qarax Iyo dagaal culus oo waaberigii hore ee saakay ka qarxay degaan ka tirsan Gobalka Mudug 27/06/2021 AMISOM iyo midowga Yurub oo ka shiray ammaanka iyo xasiloonida Soomaaliya 03/12/2020 Dhageyso:-Warka Duhur ee Idaacada Warsan 22/12/2020 Ra’iisul Wasaaraha XFS Xamse Cabdi Barre ayaa Isbitaallada ku booqday dadkii ku wax yeeloway weerarkii Hotel Xayaat 22/08/2022 Dhageyso:-Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan 28/06/2020 Dhageyso:-Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan 13/11/2021 Sawiro:-Maxay tahay sababta Maamulka Koonfur Galbeed oo wafdi u diray degmada Bardaale 15/08/2022 Deegaannada Puntland laga xusayaa sanad-guuradii 22-aad ee ka soo wareegtay aas-aaskii maamulka, oo ku asteysan 1-da Agoosto. 01/08/2020 Dalalka G-20 ku bohoobey oo ku yaboohay $21 bilyan oo lagu tacaalo Covid-19 06/06/2020 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.