Madaxweynaha Hir-Shabeelle oo ku baaqay in loo Midoobo dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab written by Warsan Radio 08/10/2022 Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa Maanta booqday goobihii ku burburay qaraxyadii Al-Shabaab dhawaan ka geysteen ee magaalada Baledweyne ee Gobolka Hiiraan.Madaxweyne Guudlaawe oo Warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in dhibaato aad u baaxad weyn ay ka dhacday goobihii qaraxyada, isaga oo sheegay in Al-Shabaab ay ummadda Soomaaliyeed aysan aheyn kuwo u turaayo, isla markaana ay bur buriyeen hanta ay lahaayeen Shacab Soomaaliyeed.Wuxuu sheegay in dad danyar ah ay hantidoodii ku waayeen goobihii qaraxyada ayna yihiin mid ka weyn dowlad goboleedka Hir-Shabeelle, loona baahan yahay in heer qaran iy mid Soomaaliyeed loogu soo gurmado dadka hantidooda ku waayay qaraxyadas.Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen wuxuu hadalkiisa uu intaasi kudaray in Al-Shabaab xilliaan waqtiooda uu dhamaaday, isla markaana dhawaan guud ahaan dalka oo dhan laga saari doono, isaga oo ugu baaqay inay Shacabka Soomaliyeed u midoobaan. Madaxweynaha Hir-Shabeelle oo ku baaqay in loo Midoobo dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab was last modified: October 8th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Soomaaliya oo noqotay dalka keliya ee u codeeyay qaraar ka dhan ah dowladda Shiinaha next post Soomaaliya iyo Finland oo ka wada hadlay xoojinta xiriirka labada dhinac You may also like Dhageyso: Barnaamijka Kulanka Warsan 09/09/2023 Shirkadda Diyaaradaha Alitalia oo Hawada ka baxday & sababta keentay 15/10/2021 Wasiirka Arrimaha Dibadda Cabdisciid Muuse Oo Kormeeray Terminal-Ka Movcon 28/12/2021 Akhriso: Puntland oo joojisay Salaadaha Jameecada in lagu dukado Masaajidada 18/04/2020 Dhageyso:- Xaafada Dooynuunay B oo Caawa kawada Badisey Isha B iyo Horseed B 19/05/2020 Maxay ka wada hadleen Madaxweyne Xasan Sheekh & dhiggiisa Kenya? 19/02/2023 Dil saaka lagu fuliyay rag ka tirsan Al-Shabaab oo dilal & qaraxyo geystay 31/10/2022 Askarigii ugu horeeyay ee ciidamada Amisom oo laga helay Coronavirus 30/04/2020 Video SHARIIF XASAN OO YIRI CIDNA IGAMA SOCOTO DOORASHADA GOLAHA DEEGAANKA KGS, 17/07/2017 Gudoomiyaha Baraawe “Shabaab waxay xasuuqeen 16 qof oo isku qabiil ah” 04/07/2021 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.