Askar ku dhimatay qarax ka dhacay Galgala written by Warsan Radio 08/10/2022 Shan askari oo ka tirsan ciidmada PMPF ee Puntland ayaa ku dhintay tiro intaas ka badana waa ku dhaawacmeen, kaddib markii gaari nooca dagaalka ah oo ay la socdeen ay miino kula kacday deegaanka Sugure ee buuraleyda Galgala ee gobolka Bari.Askartii ku dhaawacantay weerarkaas oo la soo gaarsiiyay magaalada Boosaaso ayaa la dhigay goobaha caafimaadka, halkaasoo lagu daaweynayo.Ma jirto cid weli sheegatay qaraxan, hase yeeshee buuraleyda Galgala waxaa muddo 10 sano ka badan dagaal ku dhex marayey ciidamada Puntland iyo koox ka tirsan Al-shabaab. Askar ku dhimatay qarax ka dhacay Galgala was last modified: October 8th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Dowladda Soomaaliya oo mamnuucday baahinta wararka Al-Shabaab next post DHAGEYSO: BARNAAMIJKA KULANKA WARSAN You may also like Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan 10/08/2022 Dhageyso: Barnaamijka Kulanka Warsan 07/09/2022 Dhageyso:-Warka Caawa ee Idaacada Warsan 10/10/2021 Akhriso:-Xildhibaanada Mucaaradka oo Madaxweynaha ku eedeeyay dayac Mas’uuliyadeed 24/09/2019 Tirada Dadka ku dhintay qarixii Jalalaqsi oo kodhay iyo Maamulka oo faah faahiyay 11/08/2023 Codadka uu Biden ka helayo Pennsylvania iyo Georgia oo kordhay iyo wararkii u dambeeyey 07/11/2020 Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan 08/06/2021 La taliyaha Amniga Itoobiya Gedu Andargacho oo Muqdisho kula kulmay madaxweyne Farmaajo 24/11/2020 Raysal wasaaraha Soomaaliya oo u hambalyeeyay Senatarada maanta lagu doortay magaalada Muqdisho 29/09/2021 Golaha Shacabka oo maanta dhameystiraya Matalaada gobolka Banaadir 27/06/2020 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.