Dadka ay waxyeelaysay Abaarta ka jirta Soomaaliya oo ka badan tii 2011-kii written by Warsan Radio 15/10/2022 Hay’adda gargaarka ee Oxfam, ayaa sheegtay in 36-kii ilbiriqsiba hal qof ay u badan tahay inuu ku dhinto Geeska Afrika sababo la xarira ilaa dhamaadka sanadkaan haddii aysan helin taageero xoog leh.Qeybo badan oo ka mid ah Kenya, Soomaaliya iyo Itoobiya ayaa isku diyaarinaya xilli roobaadkii shanaad, iyadoo malaayiin qof ay isaga tageen miyiga ayna ku nool yihiin xeryo ku meel gaar ah oo magaalooyinka u dhow.Oxfam ayaa sheegtay in tirada dadka ay la soo deristay gaajada daran ee Soomaaliya ay kor u dhaaftay tiradii ay saameysay macluushii 2011-kii oo ay ku dhinteen 250,000 oo qof.Dagaalka ka socda dalka Ukraine ayaa saameyn ku yeeshay qiimaha la kala siisto cuntooyinka aasaasiga ah oo meelaha qaar saddex jibaarmay. Dadka ay waxyeelaysay Abaarta ka jirta Soomaaliya oo ka badan tii 2011-kii was last modified: October 15th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Dowladda Soomaaliya oo Midowga Afrika kala hadashay taageerada dagaalka Hiiraan next post Xildhibaanno ka tirsan labada gole ee Baarlamaanka oo ka qayb galay fadhiga guud ee Baarlamaanka Adduunka. You may also like Afhayeenka Booliska oo war ka soo saaray qarax lala eegtay Ciidanka Booliska 08/07/2020 Madaxweynihii Kyrgyzstan oo iscasilay ka dib todobaadyo deganaansho la’aan ah 16/10/2020 Two-week Course on Documentary Video Storytelling concludes in Mogadishu 09/08/2019 Dowladda oo shaacisay in Dad hor leh ay ka bogsadeen COVID-19 26/05/2020 Faahfaahin ku saabsan Macalin dugsi quraan oo u dhintay sun ay siisay xaaskiisa 15/07/2021 Dhageyso:Warka Duhur ee Idaacada Warsan 09/05/2020 Madaxda Soomaalida oo maanta soo gabagabeyn doono shirka looga hadlayo doorashooyinka 27/05/2021 Dhageyso: Barnaamijka Kulanka Warsan 18/07/2023 Dhageyso:-Warka Galab ee Idaacada Warsan 24/11/2020 Akhriso:-Dowlada Kenya oo ka mamnuucday gobolka xeebta ganacsiga dhuxusha 06/03/2018 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.