Maxkamadda Ciidamada oo dil toogasho ah ku fulisay ninkii dilay Wasiir Siraaji written by Warsan Radio 22/10/2022 Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ayaa ayaa goordhow fulisay dil toogasho ah oo ay xukuntay lix sano ka hor.Axmed Cabdullaahi Cabdi Caydiid oo hore u Dilay Wasiirkii Howlaha Guud Ee Xukuumadii Hassan Kheyre Cabaas Cabdullahi Sheikh Siraaji May Sedexdeedii 2017 ayaa maanta lagu fuliyay Xukunkii Dilka ahaa oo ay Hore ugu kala Xukumeen Heerarka Maxkamadda Ciidamada.Toogashada ayaa ka dhacday dugsiga tababarka Gen- Gordan ee Muqdisho. Maxkamadda Ciidamada oo dil toogasho ah ku fulisay ninkii dilay Wasiir Siraaji was last modified: October 22nd, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Dowladda Soomaaliya oo dalka dibadiisa u qaaday xaalad Caafimaad 7 qof next post Dhageyso:-Warka Subax ee Idaacada Warsan You may also like DHAGEEYSO:-Madaxweyne Farmaajo iyo wafdigii uu hoggaaminayay oo soo gaaray magaalada Baydhabo 23/04/2017 Dhageyso:-Warka Duhur ee Idaacada Warsan 07/06/2021 Dhageyso:-Warka Galab ee Radio Warsan 20/06/2022 Dhageyso:-Warka Subax ee Idaacada Warsan 28/06/2021 MW ku-xigeenka Galmudug oo weji kale u yeelay khilaafka kala dhexeeya Qoorqoor 09/09/2023 Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan 12/03/2022 Al-shabaab oo xukun ku fulisay Nin Gabar u geystay fal kufsi ah 26/04/2021 Wasiir Sadiiq Warfaa: Waa Kula Xisaabtameynaa Shaqaalaha Dowladda Barnaamijka Isxilqaan (Sawirro) 13/09/2020 Arday labadiisa Macalin ku dilay Sweden oo la xukumay 09/09/2022 DHAGEYSO:- QAAR KAMID AH SHACABKA KU NOOL MAGALADA BAYDHABO OO DHAWEEYEY HORMARADA AY KAJIRAAN MAGALDAASI>> 27/11/2016 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.