Maxkamadda Ciidamada oo dil toogasho ah ku fulisay ninkii dilay Wasiir Siraaji written by Warsan Radio 22/10/2022 Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ayaa ayaa goordhow fulisay dil toogasho ah oo ay xukuntay lix sano ka hor.Axmed Cabdullaahi Cabdi Caydiid oo hore u Dilay Wasiirkii Howlaha Guud Ee Xukuumadii Hassan Kheyre Cabaas Cabdullahi Sheikh Siraaji May Sedexdeedii 2017 ayaa maanta lagu fuliyay Xukunkii Dilka ahaa oo ay Hore ugu kala Xukumeen Heerarka Maxkamadda Ciidamada.Toogashada ayaa ka dhacday dugsiga tababarka Gen- Gordan ee Muqdisho. Maxkamadda Ciidamada oo dil toogasho ah ku fulisay ninkii dilay Wasiir Siraaji was last modified: October 22nd, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Dowladda Soomaaliya oo dalka dibadiisa u qaaday xaalad Caafimaad 7 qof next post Dhageyso:-Warka Subax ee Idaacada Warsan You may also like Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida oo dacwad kusoo oogeysa Xildhibaan 22/06/2020 Dhageyso: Barnaamijka Kulanka Warsan 24/01/2023 Guddiga Doorashooyinka oo shaaciyay xilliga hadal jeedinta Musharraxiinta xilka Madaxweynaha 10/05/2022 Musharaxiinta Aqalka Sare ee Jubbaland oo Maanta Khudbadahooda jeedinaya 20/10/2021 Qarax ka dhacay duleedka Balcad & khasaaro ka dhashay 09/06/2022 Dhageyso:-Warka Duhur ee Idaacada Warsan 23/11/2021 Dhageyso: Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan 23/01/2023 Wajigii labaad ee hub ka dhigista maleeshiyo beeleedyada oo ka bilowday Galgaduud 14/06/2020 DHAGEEYSO :-KULANKA WARSAN CAAWA 03/01/2017 Xabaal wadareedyo laga helay goobo ay iskaga baxeen Ciidamada Ruushka 16/09/2022 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.