Dagaal Beeleed Maalintii labaad ka socda degaano hoostaga degmada Walanweyn written by Warsan Radio 25/10/2022 Waxaa maalintii labaad oo xiriir ah uu dagaal beeleed khasaaro dhimasho iyo dhaawac ah geystay ka socdaa degaano hoostaga degmada Walanweyn oo katirsan Gobolka Shabeellaha Hoose.Labada maleeshiyo Beeleed ayaa isku heysta dhul beereed halkaai kuyaalla, waxaana inta la xaqiijiyay dagaalka ku geeriyooday 8 ruux, tiro intaasi ka badana ay ku dhinteen.Mid kamid ah waxgaradka degmada Walanweyn ayaa ugu baaay dhinacyada dagaalamaya inay colaada si deg deg ah u joojiyaan, isla markaana wax walba oo khilaaf ah ay miiska wada-hadalka ku dhameeyaan.Qaar kamid ah dadkii ku sugnaa degaannada lagu dagaalamay ayaa isaga barakacay, iyaga oo ka baqdin qaba inay waxyeelo kasoo gaarto, kuwaas oo hadda duruufo kala duwan ay ku heystaan degaannadii ay u barakaceen.Dhowr jeer ayaa degaano hoostaga degmada Walanweyn oo katirsan Gobolka Shabeellaha Hoose waxaa ka dhacay colaad Beeleedyo soo laab laabtay, iyada oo Maamulka Koonfur Galbeed ay ku guuldareysteen xal ka gaarista colaadaas. Dagaal Beeleed Maalintii labaad ka socda degaano hoostaga degmada Walanweyn was last modified: October 25th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Dhageyso:-Warka Subax ee Idaacada Warsan next post Soomaaliya & Jabuuti oo ka wada hadlay la dagaalanka Al-Shabaab You may also like Sanbaloolshe: Farmaajo mudada uu dastuurka ogolyahay kuma soo magacaabin Raaisal wasaaraha 30/08/2020 Akhriso:-Golaha Wasiirrada oo dar-Dar gelinta Qorshayaasha Qaranka oo maanta Muqdisho ka furmay 04/11/2018 Dhageeyso:-Warka fiidnimo ee Idaacada Warsan 04/11/2019 Ciidamada Dowladda & Al-Shabaab oo ku dagaalamay Gobolka Gedo 22/05/2020 Laftagareen oo loogu baaqay in uusan barakicin Shacabka Koonfur Galbeed 20/12/2022 Jabuuti oo xaqiijisey kiisas Cusub oo Coronavirus ah 16/04/2020 Maxaa ka jira kaftankii MD Farmaajo ee ahaa in Korona uusan qofku laba jeer ku dhici karin? 07/06/2020 Dhageyso+Sawwiro:-Maxamuud Sayid Aden oo Xariga ka jarey Mashaariic laga hergeliyey Baardheere 17/04/2017 Doorashada kuraas kamid ah Golaha Shacabka soomaliya oo maanta Muqdisho ka dhaceysa 21/02/2022 Dhageyso+Sawiro:-Kulan ku saabsan Qabyo Qoraalka siyaasada iyo xeerka maareynta Deegaanka oo baydhabo lagunqabtay. 25/09/2019 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.