Puntland iyo Galmudug oo gaaray heshiis ka kooban Shan qodob written by Warsan Radio 06/11/2022 Kulankaan oo looga hadlayay Xoojinta Amniga, Xasiloonida iyo wadajirka Bulshada Gobolka mudug ee Puntland iyo Galmudug ayaa waxaa goobjoog ka ahaa Guddoomiyaha Gobolka mudug Axmed Xuseen shire Bukhaari, Gudoomiye ku xigeenka dhanka Puntland Waloore ,Odayaasha dhaqanka iyo laamaha amniga ayaa lagu qabtay Deegaanka Laama Ari-boob ee Gobolka mudug.Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta xiriirka Bulshada Reer guuraaga ah iyo xal u helida deegaamaynta dhulka xoolo daaqeenka ah taas oo marar badan kusoo noqnoqday inta u dhaxaysa Deegaano horay looga heshiiyay inay xoolo Daaqeen noqdaan.Kulanka oo saacado badan qaatay ayaa laga soo saaray ugu dambayntii qodobo qeexaya ilaalinta Amniga.1-Guddiga 14 xubnood ah oo dhaqan ah isla markaana xog ogaal u ahaa heshiisyadii degaanada oo ugu dambeeyay Heshiisyadii Bandiiradley iyo Goldogob.2 in la keeno heshiisyadii la kala Qortay.3 in todobaarkaan layskugu yimaado shir lagu dhamaystirayo hirgalinta heshiisyadii hore.4 in dib loogu laabto heshiisyadii Bandiiradleey iyo Galdogob.5 ilaalinta soodimaha ayna u xilsaaran yihiin Ciidamada Isku dhafka ah oo ay xoojinayaan Ciidamada Booliska Iyo Daraawiishta labada Dowlad Goboleed. Puntland iyo Galmudug oo gaaray heshiis ka kooban Shan qodob was last modified: November 6th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Dhageyso:-Warka Subax ee Idaacada Warsan next post Kenya oo faah faahisay sababta ay ciidammo ugu direyso Kongo You may also like Dhageyso:- Qudbada todobaadka oo ku saabsan u hagida dhalinyarada wadada Nabadda. 10/06/2021 Dhageyso ATHIINY MO’OSHIITHY QEYBTII 8AAD OO KI TIRSANGH QEYBTII 4AAD MAREGHDII TARASH 03/02/2017 Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan 09/01/2020 Dhageyso: Warka Fiidnimo ee Idaacada Waran 28/01/2023 Akhriso:-Midowga Yurub oo yiri Imaaraadku ha ixtiraamo madax-bannaanida dhulleed iyo Qarannimada Soomaaliya 06/07/2018 Madaxweynaha Trump oo kordhiyay xayiraada socdaalka 01/01/2021 Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Xaliimo Yareey Oo Gaartay Dhuusamareeb 16/07/2020 N Envoy to Somalia Expresses Deep Concern, Solidarity with Flood Victims 30/10/2019 Dhageyso:-Warka Caawa ee Idaacada Warsan 15/06/2020 Ergeyga gaarka ah Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa Ka Hadlay Saameynta Iyo Baaxada Abaarta. 23/08/2022 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.