Kenya oo faah faahisay sababta ay ciidammo ugu direyso Kongo written by Warsan Radio 06/11/2022 In ka badan 100,000 oo qof ayaa guryahooda ka cararay halka tobanaan qofna la dilay ka dib markii uu dib u qafrxay dagaal u dhaxeeya ciidamada Kongo iyo fallaagada M23. Waa dagaalkii ugu muddada dheeraa sidoo kalana ugu dhimashada badnaa.Hada se ciidamada Kenya ayaa ku biiraya dagaalka si ay u taageeraan milatariga Kongo, xasiloonidana dib loogu soo celiyo dalkan qaniga ku ah macdanta.Wasiirka Gaashaan dhigga Kenya Aadan Barre Ducaale ayaa bartiisa Twitter soo dhigay qoraal uu kaga hadlayo ciidamada Kenya ay u direyso DRC Congo ka dib markii uu ka qeyb galay xafladda sagootintooda: “Kenya, iyada oo raadinaysa in ay hogaamiso kobaca gobolka Bariga Afrika, waxa ay danayn qoto dheer oo joogto ah u leedahay ilaalinta nabadda Geeska Afrika iyo guud ahaan qaaradda Afrika.”“Waxaan aad uga shaqeynaynay sidii aan beesha caalamka ugu abaabuli lahayn inay taageerto ciidamada bariga Afrika,” ayuu yiri wasiirka gaashaandhigga Kenya Aadan Ducaale oo munaasabadda ka hadlayay. Kenya oo faah faahisay sababta ay ciidammo ugu direyso Kongo was last modified: November 6th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Puntland iyo Galmudug oo gaaray heshiis ka kooban Shan qodob next post Wafdi uu hogaaminayo Wasiirka Arrimaha Gudaha Soomaaliya ayaa soo gaaray Magaalada Baydhabo You may also like Safiirkii Soomaaliya ee Dalka Masar oo Kuwait ku Geeriyooday 10/05/2020 Guddiyada Farsamo Ee DF Iyo Maamul Goboleedyada Oo Shir Uga Furmay Baydhabo 15/02/2021 Soomaaliya iyo Pakistan oo ka wada hadlay iskaashiga amniga baddaha 19/10/2021 Dhageyso:-Warka Galab ee Idaacda Warsan 01/01/2021 Dhageyso:-Barnaamij ku saabsan Cadaaladda, Haweenka iyo Amniga . 19/03/2022 Maamulka Koonfur Galbeed oo Shaqada u fasaxday Guddoomiye Degmada Wanlaweyn 06/07/2020 Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo gaaray degmada Buurhakaba 07/08/2023 Somalia Partnership Forum COMMUNIQUE 2 October 2019 02/10/2019 Ciidanka Gorgor oo sheegay inay gubeen Gaari qarax siday 04/11/2022 RW Rooble, Qoor iyo Guudlaawe oo kulan la qaatay ganacsatada Muqdisho (Sawiro) 29/04/2021 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.