Soomaaliya oo ka qeyb gashay shirka warshadaynta written by Warsan Radio 26/11/2022 Ra’iisul Wasaare ku xigeenka dalka Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa ka qayb galay shirka madaxeedka Midowga Afrika ee ku saabsan warshadaynta iyo isu dheelli-tirka dhaqaalaha oo ka dhacay caasimadda dalka Niger ee Niamey.Madaxda shirka kasoo qeyb gashay ayaa xusay muhiimadda ay leedahay in Qaaradda Afrika gaarto isku filnaansho dhaqaale isla markaana la dardar geliyo wax soo saarka iyo warshadaynta iyadoo la isu dheelli-tirayo maalgashiga.Ra’iisul wasaare ku xigeenka ayaa sheegay in horumarinta warshaduhu ay lagama maarmaan u tahay in Afrika ay horumarto iyadoo ka faa’iidaysanaysa kheyraadkeeda iyo ballaarinta ganacsiga ka dhexeeya dalalka Afrika. Soomaaliya oo ka qeyb gashay shirka warshadaynta was last modified: November 26th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Dhageyso: Barnaamijka Maykoo Usub ee Idaacada Warsan next post Madaxweyne Xasan “Nin Isbaaro lagu soo qabtay oo Qaadicu Dariiq ah qof igu imaan karo malahan” You may also like kulanka warsanradio wareysi aanla yeelaney abdiraxman oo uu joogo magaalada beledweyne ee hiiraan. 06/09/2016 Madaxweynaha Koonnfur Galbeed oo ka hadlay qarixii lagu dilay Wasiirka 29/07/2022 Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan 01/12/2019 Wasiir Beyle oo la shiray Bangiga Adduunka iyo Bangiga Horumarinta Afrika 03/05/2021 Akhriso:-Dhaq dhaqaaqa dowladda Itoobiya ee ku wajahan Arrimaha Jubbaland 29/07/2019 Dhageyso:-Warka Duhur ee Idaacada Warsan 26/11/2021 Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan 01/08/2019 Dhageyso+Sawiro:-Madaxweynaha DGKGS Mudan C/Casiis xasan Mohamed Lafta gareen ayaa Maanta Si rasmi ah u la wareegay Xilka Madaxweynimo 26/12/2018 MADAXWEYNAHA BRAZIL OO KU HANJABAY IN UU DALKIISU KA BAXAYO XUBINIMADA WHO 06/06/2020 Dhageyso+Sawiro:-Tababar lagu baranayo sida looga sameeyo warar iyo warbixino barakacayaalka oo maalintii 2aad ka socda Xarunta Idaacadda Warsan. 19/03/2018 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.