Jabhadda Tigreega oo dagaalyahanadooda kala baxay furimaha dagaalka written by Warsan Radio 05/12/2022 Madaxa ciidamada fallaagada Tigrayga ee waqooyiga Itoobiya ayaa sheegay in boqolkiiba lixdan iyo shan ka mid ah dagaalyahannadooda ay ka baxeen furimaha dagaalka.Arintaan ayaa ku soo beegmaysa bil kadib markii heshiis xabad joojin ah ay la saxiixdeen dowlada.Tadesse Werede, oo ah madaxa guud ee ciidamada Tigreega ayaa sheegay in ay u dhaqaaqeen goobo cayiman. Inkastoo ay saxiixeen heshiis hub ka dhigis ah, Jabhadda Xoreynta Tigrayga ayaa sheegtay inaysan ka tanaasuli doonin hubkeeda haddii aysan ciidamada Eritrea iyo kuwa ka socda gobollada deriska la ah Itoobiya aysan ka bixin Tigrayga.Maalmihii la soo dhaafay shaqaalaha gargaarka ayaa sheegay in ciidamada Eritrea iyo maleeshiyaadka xulafada la ah ay sii wadeen dilalka iyo tacadiyada dadka rayidka ah ee Tigrayga. Jabhadda Tigreega oo dagaalyahanadooda kala baxay furimaha dagaalka was last modified: December 5th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Wasaarad ka mid ah wasaaraddaha dowladda oo magaca laga badalay next post Wasiirka Wasaarada Warfaafinta KGS Oo Hadlay Amniga Iyo Guud Ahaan Siyaasada Dowlada KG. You may also like Wasiir Goodax oo maanta hor-tegay kulanka golaha shacabka 14/09/2020 Dhageyso+Sawiro:-Tartan aqoonedka bisha barakeysan ee Ramadaan oo habeenkii 14 aad Idaacada warsan ka socda. 08/05/2020 Dhageeyso:-Warka fiidnimo ee Idaacada Warsan 05/11/2019 Guddoomiyaha Gobolka Shabeellaha Dhexe oo gaaray degaano lagu dagaalamay 01/06/2023 Dhageyso:-Warka Galab ee Idaacada Warsan 31/07/2020 Ciidamo uu watay Guddoomiyaha cusub ee Gobolka Hiiraan oo la wareegay xarumihii maamulka 16/04/2020 Golaha Shacabka Oo Akhrinta 1-aad Marsiiyay Ku Noqoshada Miisaaniyadda Dowladda Ee 2020 04/07/2020 Wargeyska New York Times oo shaaciyay sababta uu Farmaajo isaga dhiibay Dhalashada Maraykanka 01/05/2021 Akhriso:-C/weli Gaas“Shabaab iyo Daacish dalka meelna dhib ayay ku hayaan, meelna xagtin xataa ma gaarsiiyaan 22/08/2018 DHAGEYSO : URURKA SUXUFIYINTA GABDHAHA SOOMALIYEED OO TABABAR U QABTEY WARIYAASHA GABDHAHA BAYDHABO. 27/04/2018 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.