Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya oo gaaray Itoobiya written by Warsan Radio 07/12/2022 Wafdi uu hogaaminayo Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya Cabduqaadir Maxamed Nuur Jaamac ayaa booqasho rasmi ah ku tegay magaalada Addis Ababa ee xarunta dalka ItoobiyaWafdiga Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya waxaa garoonka diyaaradaha ku soo dhaweeyay madaxda Safaaradda Soomaaliya ee dalka Itoobiya iyo Saraakiil ka tirsan wasaaradda difaaca Itoobiya.Wasiirka oo ay wehliyaan mas’uuliyiin kala duwan ayaa kulamo la qaadan doona Madaxda sare ee dalka, isaga oo kala hadli doona arrimo la xiriira dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab. Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya oo gaaray Itoobiya was last modified: December 7th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Soomaaliya oo ka qeyb gashay Shir ka dhacay dalka Masar next post SAWIRO:- Shirka Golaha Fulinta Dalladda Warbaahinta Soomaaliyeed ee SOMA ayaa ka furamay magaalada Muqdisho You may also like Laftagareen oo kulan la qaatay laamaha Amniga Koonfur Galbeed 07/10/2020 Madaxweynaha Somaliland oo farageliyay khilaaf soo kala dhex-galay guddiga doorashooyinka 28/04/2022 Ergeyga Abaaraha Dalka Oo Warbixin Siiyey Qaar Kamid Ah Wakiilada Beesha Caalamka 07/08/2022 Kooxda Al-Nassr oo taagereyaasheeda u soo bandhigtay Cristiano Ronaldo 04/01/2023 Xubno kamid ah noqonaya Golaha degaanka Magaalada Jowhar oo Maanta la doortay 24/10/2023 Shirka Golaha Wasiirada maanta oo baaqanaya 11/06/2020 Dhageeyso:-Warka fiidnimo ee Idaacada Warsan 09/10/2019 Somaliland oo shaaciyay tirada Ciidanka looga dilay Dagaalkii ay la galeen Jabhada 12/08/2023 Vibeo:-GABAY AfMAAY OO LAGU CANAANTEY QASWADAYAASHA HORMARKA DEGAANKA KGS 07/09/2017 Madasha Xisbiyada oo kulamo gaar gaar ah la qaatay Culimada Somaaliyeed 11/07/2020 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.