Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya oo gaaray Itoobiya written by Warsan Radio 07/12/2022 Wafdi uu hogaaminayo Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya Cabduqaadir Maxamed Nuur Jaamac ayaa booqasho rasmi ah ku tegay magaalada Addis Ababa ee xarunta dalka ItoobiyaWafdiga Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya waxaa garoonka diyaaradaha ku soo dhaweeyay madaxda Safaaradda Soomaaliya ee dalka Itoobiya iyo Saraakiil ka tirsan wasaaradda difaaca Itoobiya.Wasiirka oo ay wehliyaan mas’uuliyiin kala duwan ayaa kulamo la qaadan doona Madaxda sare ee dalka, isaga oo kala hadli doona arrimo la xiriira dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab. Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya oo gaaray Itoobiya was last modified: December 7th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Soomaaliya oo ka qeyb gashay Shir ka dhacay dalka Masar next post SAWIRO:- Shirka Golaha Fulinta Dalladda Warbaahinta Soomaaliyeed ee SOMA ayaa ka furamay magaalada Muqdisho You may also like Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo gaaray Sacuudiga 04/06/2023 Akriso:-SJS oo xusuusineysa wariyaasha inay muujiyaan dhex-dhexaadnimo iyo masuuliyad xilliga doorashooyinka 09/10/2019 Midowga Musharaxiinta oo walaac ka muujiyay hannaanka doorashada 19/07/2021 Dowlad ka cabanaysa weeraro dhanka Internet-ka oo lagu soo qaaday 18/06/2022 DHAGEYSO: Warka Galab ee Idaacada Warsan 31/03/2020 Madaxweyne Xasan: Ciidanka jira Eritrea bisha ayey soo laaban doonaan 20/12/2022 Ra’iisul wasaaraha Itoobiya oo Shiinaha kula kulmay madaxwaynaha Rwanda 01/09/2018 Sawiro: Degmada Tiyeeglow Oo Laga Bilaaweyn Dhismaha Weyn Ee Masjidka Jaamac. 14/01/2020 Ciidamada dowladda oo howlgallo ku burburiyay Saldhigo ay ku sugnaayeen Al-Shabaab 01/12/2023 Akhriso:-Ra’iisul Wasaaraha oo kormeeray xarumaha Wasaaradaha iyo Gobolka Banaadir 11/06/2018 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.