Booliska Puntland oo Gacanta ku dhigay eedeysane dil geystay written by Warsan Radio 10/12/2022 Ciidanka Booliska Gobolka Bari Oo Kashanaya Bulshada iyo Qeybaha Kala Duwan Ee Cidamada ayaa Gacanta Kuso Dhiigey Gacan ku dhiigle Faarax Jibriil Xuseen oo Dil u geestey Marxuum Mohamed abdirashiid Abdirahman Tariikhda Markay ahayd 11 /11/2022 .Taliyaha Qeybta Booliiska Gobolka Bari G/sarre Cabdulqaadir Jaamac Dirir ayaaBulshada la wadaagay In gacan ku dhiiglaha Uu Ku jiro Gacanta Ciidamada lana horkeeni doono Sharciga .Taliyaha ayaa Sido kale Bulshada ugu baaqay cid kasta oo isku dayda Khalkhal amni darro iney Sameyso iney ku danbeyn doonto Gacanta amniga Sharciga La horkeeni doono .Taliye C/qaadir Ayaa umahadceliyey Bulshada oo qeyb ka ahaa Sidii Gacanta loogu soo dhigi lahaa Gacan ku dhiiglaha Booliska Puntland oo Gacanta ku dhigay eedeysane dil geystay was last modified: December 10th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Shirkadda Apple oo wax soo saarkeeda Telefoonada ka wareejinaysa Shiinaha next post Dowladda Soomaaliya oo faahfaahisay howlgal ka dhacay duleedka Aadan Yabaal You may also like Dhageyso;- Warka Duhur ee Idaacada Warsan 03/07/2022 DHAGEYSO:-BARNAAMIJKA KULANKA WARSAN. 14/10/2019 Heshiis Ku Saabsan Hanaanka Saami Qeybsiga Kheyraadka Dalka Oo La Gaaray 07/11/2021 In ka badan 20 qof oo ku geeriyootay roob daad wattay oo ka da’ay dhulka Dowlad-deegaanka 05/11/2023 Maxay tahay sababta Galmudug dib ugu dhigtay shaacinta Guddiga xulista Ergooyinka? 24/01/2022 Guddoomiyaha Guddiga Doorashada Federalka oo kulamo ka bilaabay Kismaayo 26/07/2021 Akhriso:-Xildhibaanada Mucaaradka oo Madaxweynaha ku eedeeyay dayac Mas’uuliyadeed 24/09/2019 Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka hadlay geerida Cabdullaahi Shirwac 29/05/2022 AFRICOM OO SHAACIYAY IN UU DUQAYN KU DILAY XUBNO KA TIRSAN DAACISHTA SOOMAALIYA 22/07/2020 Dhageyso ku celiska Barnaamijka barashada Nafaqada wanagsan iyo badqabka cunada 12/07/2021 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.