Dowladda Soomaaliya oo faahfaahisay howlgal ka dhacay duleedka Aadan Yabaal written by Warsan Radio 10/12/2022 Ciidanka Xoogga Dalka oo kaashanaya Ciidamada degaanka ayaa howlgal qorsheeysan ku dilay 14 xubnood oo isugu jiray Madax iyo Xubno katirsan Al-shabaab.Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in howlgalkaasi uu ka dhacay degaanka Dhabaq-libeey oo hoostaga degmada Aadan Yabaal ee gobolka Shabeelaha dhexe,.Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Jeneraal Odowaa Yuusuf Raage ayaa warbaahinta u sheegay in xubnaha la dilay laga war helay xilli ay ku jireen is aruursi ay kusoo weerari rabeen degmada Aadan Yabaal.Ciidanka xoogga dalka iyo dadka deegaanka ayaa ka saaray dhawaan Shabaab magaalooyinka muhiimka ah ee Gobalka Shabeellaha dhexe ah. Dowladda Soomaaliya oo faahfaahisay howlgal ka dhacay duleedka Aadan Yabaal was last modified: December 10th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Booliska Puntland oo Gacanta ku dhigay eedeysane dil geystay next post Dhageyso:-Warka Duhur ee Idaacada Warsan. You may also like Tallaalka COVID-19 Oo Maanta laga daahfurey magaalada Xudur ee Bakool 06/04/2021 Dad badan oo ku barakacy fatahaad ka dhacday Xudur 27/03/2023 Dhageyso:-Warka Galab ee Idaacada Warsan 08/06/2021 Xildhibaanada Labada Aqal Oo Mar Kale Maanta Su’aalo Adeg Weydiinaya Wasiir Beyle 29/06/2022 Golaha Wasiirrada oo kulankoodii ugu horreeyay yeeshay 25/10/2020 Qaramada Midoobe oo ku baaqday in qaab nabadeed lagu xalliyo xiisadda ka taagan Itoobiya 05/11/2020 Gudoomiye Najax oo Maamul cusub oo u Magacaabay degaanka Lafoole 17/06/2020 Shariif Sheikh Axmed “Go’aanadii Farmaajo Waxay Halis Ku Yihiin Jiritaanka Dowladnimada” 27/12/2021 DHAGEYSO:Maamulka Gobolka Bakool OO Baaq Udirey Dowlada Dhaxe Oo Ku Aadan Abaaraha 21/12/2016 Dhageyso:-Warka Duhur ee Idaacada Warsan 23/06/2021 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.