Shirkadda Apple oo wax soo saarkeeda Telefoonada ka wareejinaysa Shiinaha written by Warsan Radio 10/12/2022 Wargeysaka Wall Street Journal ayaa sheegay in shirkadda telefoonada soo saarta ee Apple inay dardargelinayso qorshaha ay uga guurayso dalka Shiinaha iyada oo wax-soosaarkeeda u wareejinaysa wadamo kale oo ku yaalla qaaradda Asia, sida Hindiya iyo Vietnam.Inkasta oo ay jiraan culaysyo kala duwan oo arrintan keenay, haddana mid ka mida tallaabooyinka soo dedejiyey in shirkaddu ay ka guurto dalka Shiinaha ayay ku jiraan, siyaasadda Shiinaha ee xakamaynta cudurka COVID ee loo yaqaan ‘China Zero Covid Policy’ taas oo curyaamisay wax soo saarkii shirkadda ee dalkaas.Siyaasadda Shiinaha ee xakamaynta cudurka COVID waxay shirkado badan oo caalami ah ku khasabtay inay ka guuraan dalka Shiinaha iyaga oo ka hor tegaya inay khalkhasho, silsiladda sahaydoodu. Inkasta oo Shiinuhu uu haatan qarka u saaran yahay inuu debciyo xannibaadaha COVID, haddana weli hubanti la’aantu way taagan tahay.Shirkadaha waaweyn ayaa fursad u arka Hindiya inay noqon karto dal bedeli kara Shiinaha oo kula tartami kara suuqa wax soosaarka. Shirkadda Apple oo wax soo saarkeeda Telefoonada ka wareejinaysa Shiinaha was last modified: December 10th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Dhageyso:-Warka Subax ee Idaacada Warsan next post Booliska Puntland oo Gacanta ku dhigay eedeysane dil geystay You may also like Madaxweyne Xasan Sheekh oo Ubax dhigay Taalada Daljirka Daahsoon 01/07/2022 Wasaaradda Caafimaadka oo shaacisay dad u dhintay Cudurka COVID-19 07/10/2021 Dhimasho iyo dhaawac ka dhashay qarax ka dhacay Gobolka Hiiraan 27/06/2022 Dhageyso:-Warka Galab ee Idaacada Warsan 09/06/2021 Dhageyso: Madaxweynaha KGS Shariif Xasan Sheikh Kahadley Amaanka Oo Goboladaan KGS 15/08/2016 Madaxweynihii Hore Dalka Brazil oo kaga adkaaday Xilka Madaxtinimo ee Dalkasi madaxweynaha xilka haya 31/10/2022 Akhriso:-Ergeyga Qaramada Midoobay oo soo gaaray Somaaliya 03/10/2018 Golaha Aqalka Sare oo Laalay Xeerka Farmaajo uu Ku Meelmariyey Golaha Adeegga Garsoorka 14/02/2021 Dhageyso:-Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan 06/09/2021 Dhageyso:-Musharax Cabdi Caziis Xasan [Lafta Gareen] oo soogaaaray Baydhabo 22/10/2018 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.